Jaaliyadda Geri Koombe ee ku nool Puntland oo hambalyo u diraysa Madaxwayne Cabdi M. Cumar

06 Sep 2010 by -

bosaso (NogobNews) 06/09/2010 Aniga oo ah Suldaan C/wahaab Sh. Axmed Allaale oo ku hadalaya magaca beesha GERI KOOMBE ee ku sugan magaalada Bossaso ee Dowlad Goboleedka Puntland waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin usoo gudbinyaa Madaxweynaha Cusub ee Deegaanka Somali Galbeed- Ethopia Mudane, Madaxweyne Cabdi Maxamed Cumar.

Waxaan u rajeynaynaa in uu noqdo kii dalkiisa iyo dadkiisa si daacad ah ugu adeega, asaga iyo Golihiisa Dowlada Cusub ee uu dhowaan soo magcaabayba.

Waxaa hambalyadan si wada jir ah usoo gudbiyey:

1. Eng Mowliid Xuseen Bahdoon
2. Dr. C/raxmaan
3. Ganacsade sare Muuse Xasan Cabdalle
4. Col.C/RAXMAAN MAXAMED AADAN
5. Nabadoon C.QANI IBRAAHIM YOONIS

Suldaan: C/WAHAAB SHEEKH AXMED ALLAALE
Email: allaale2010@hotmail.com
Mob: +25 290 722117
Mob: +25 290 351111

Wabilaahi towfiiq

nogobnews@hotmail.co.uk

Related articles