Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas C/salaan Baaq Taageero: Beesha reer amadin oo u Hambalyeyneysa Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar

10 Sep 2010 by -

London(NogobNews)10/09/2010, Waxaan halkan hambalyo uga dirayaa Madaxwaynaha Deegaanka Soomalida Mudane Cabdi M.Cumar Waxaaan ugu habalyey nayaa go.aanka geesinimada leh ee uu ku siidaayey maxaa biista ku jirtay jeelasha wadanka  u Rajaynayaa inuu Noqdo Madax Wayne Dalkiisa iyo Diintiisaba Wax u Qabta
Anago Ka Dharagsan Markuu Ahaa Hoganka Nabadgaliyada Sidii Wanaagsaneed Ee uu uga Shaqeeyay Habsami u Socodka Nabad galiyada Deegaanka iyo Cadalaada iyo Sinaanta umada Taas oo uu Ka Dheeraa Garabsiinta u Dhaxaysa Qabiilada Somaliyeed Ee Ku Nool Deegaanka
Waxaanan Aaminsanahay inuu Yahay Madax Wayne u Qalma Booskan Loo Magacaabay isla Markaana Ah Nin Ka Soo Bixi Kara Ahna Nin u Jajaban Wax u Qabashada iyo Horumarka Deegaanka Mudane Madax Wayne Waxaan Alle Kuu Baryayaa  inuu Kuu Dhib Yareeyo Hawshan Culus Ee Laguu Dhiibay Kaana Dhiga Qof Sida ugu Wanaagsan uga soo Baxa islamarkaana Ka shaqeeya Horumarka Deeganka iyo La Dagaalanka Qabyaalada,Gaajada,Jaahilnimada iyo Nabadiidka
Waxaan Mar labaad soo Dhawaynayaa Dawlada Cusub Ee uu Soo Dhisay Mudane Cabdi M.Cumar Waxaanan La Garab Taaganahay  Hadaan ahay Ugaaska Beesha Nogob
Dawladana Cusubna Waxaan u Rajaynayna inay Noqdaan Dad Ka Fog Qabyaalada iyo Musuqmaasuqa insha Allah Allaha idiinla Garab Kalo Hawshan La idiin igmaday waxaan kaloo kuugu hanbalyeynaya sida habsami socodka ah ee aad markasta ugu baaqayso nabada ururka  ONLF  Qorbah iyo Gudahaba ku nool waxaan ku soo gaba gabaynayaa  guul iyo gobonimo
UGAAS XASAN UGAAS MOHAMED UGAAS C/SALAA,M
LONDON UK

Related articles