Tacsi`Illaahay Ha Unaxriisto,Marxuum (Ganshanle sare) Xasan maxamud Cumar

25 Jan 2011 by -

Holland (NogobNews) 25/01/2011 Jaaliyadda Somali Galbed Ee Ku Dhaqan yorkshire north west england Waxey Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh uGu Dirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii UU Ka tagay Marxuum (Gashanle Sare) Xasan maxamud Cumar Oo Ku Geeriyoday Wadanka Holand 23/01/2011 Hadaba Waxaan Ilaah uga baryeynaa In Uu Janada kawarabiyo Qoyskii Iyo qarabaduu katagay Samir Iyo iimaan Kasiyo Amin AaminAamin

nogobnews.com

nogobnews@hotmail.co.uk

Related articles