Hambalyo Meher.Mustafa iyo Muna Meherkooda Ka Dhacay London

11 Mar 2011 by -

London (Nogobnews) 11/03/2011 Dhamaan Shaqaalaha. Qorayaasha,Weriyayaasha iyo Tifatrirayaasha  Shabakada Wararka Caalamige Ee Nogobnews

Meelkasta  oo ay  ka joogaan   dunida  waxa ay   Hambalyo aan la soo koobi karin U   dirayaan Boqorka   iyo   Boqorada  Hoos   ku qoran oo Manta isku   mehersaday Magaalada  London waxaanu  leenahay noqda kuwii isku raaga ee isku reeya  ubad khayr Qabana  ilaahay idin kala siiyo, waxa sidoo kale Hambalyo  taasi la mid ah  dirayaa  dadka iyagan  hoo ku Qoran.
 

 

HAMBALYO Meher Mustafa iyo

 

Muna Boqorada iyo Boqorka

 

 

Oo isku mehersay Caasimadda Ee Dalka  Ingariisla Ee Magaalada London waxaanu leenahay ilaahay ha idinka dhigo labadii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela Amiin Amiin

C/khalif macalin iyo xaaskisa

fadimo c/laahi iyo

Maxamuud Qorane iyo xaaskisa

nasra c/khalif iyo

Dhamaan reer c/laahi Qorane iyo

maxamed c/laahi ilkir iyo xaaskisa

mumina macalin xasan iyo

suleqa maxamed ilkur

nasra maxamed ilkur

ubax maxamed ilkur

c/laahi maxamed ilkur

Qadija maxamed ilku

sacdiyo maxamed ilkur (yasamin)

Dhamaan reer maxamed (ilkur)

Hooyo cudbi ibraahim iyo

canab carab ture iyo

dhamaan reer carab ture

Aabo cumar maxamed iyo xaaskiisa

Maryan Mulder iyo

maxamed amiin cumar maxamed ilkur

fardus cumar maxamed ilkur

sahra cumar maxamed ilku

ibraahim cumar maxamed ilkur

xafida cumar maxamed ilkur

ayuub cumar maxamed ilkur

jabriil cumar maxamed ilkur

Dhamaan tooda Waxey Hambalyo gaarsinayaa Mustafaiyo muna waxaanu ugu duceyneynaa Qalbi Furan waxaanu

leenahay ilaahay ha idinka dhigo labadii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela Amiin amiin





Related articles