Jaaliyada Reer Araarso oo u diraysa hambalyo iyo mahad celin DDS

20 Mar 2011 by -

Ameerika  (NogobNews) 20/03/2011 Anagoo ah jaaliyadda reer Araarso ee kunool waqooyiga Ameerika, waxaanu mahad celin balaadhan oo kal iyo laab ah udiraynaa dhamaan maamulka Dawlad degaanka soomaalida Ethiopia oo ay ugu horeeyaan madaxweynaha degaanka mudane Cabdi Maxamuud Cumar ,Gudoomiyaha Xibiga ahna wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada ee dawlada dhexe ee Ethiopia mudane Cabdifataax sheekh Cabdulaahi iyo afhayeenka Baarlamaanka mudane maxamed rashiid.Waxaanu madaxdan kor ku xusan uga mahad celinaynaa ansixinta ay ansixiyeen degmanimada

 

Magaalada Araarso oo mudo dheer usharaxnayd degmanimo caqabado badanina ay hortaagnaayeen caqabadahaas oo ay si geesinimo ku dheehantahay uga hor qaadeen madaxweynaha degaanka mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo gudoomiyaha xisbiga mudane Cabdifataax sheekh cabdulaahi waxaa kale oonu halkan uga hambalyaynaynaa dhamaan 15kii degmo ee kale ee iyagana loo ansixiyay degmanimada kuwaas oonu ugu

 

magacdarney march fifteen waxaanuna kula dardaarmaynaa dhamaan degmooyinkan kusoo biiray degaanka inay si wadajir ah uga shaqeeyaan horumarka iyo nabadgelyada degaaanka. Marlabaad waxaanu u mahad celinaynaa maamulka Dawlad degaanka Soomaalida Ethiopia waxaanuna leenahay mudane madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar araarso weligeed kuma ilaawi doonto.

 

Waxaa mahad Celintan soo qoray gudiga iyo dhamaan jaaliyada reer Araarso ee waqooyiga America oo kala ah

1. Suldaan Cadixakiim Mawliid Aw-Jaamac
2. Professor: Maxamuud Awdaahir
3. Cismaan belel Maxamed
4. Maxamed Axmed Cabdulaahi
5. Maxamed Cali Mataan Sheekh maxamuud
6. Daahe sheekh axmed sheekh Maxamuud
7. Xaashi Yuusuf Guuleed(Haadhe)
8. Dr.Maxamed axmed Awdaahir
9. Cabdilaahi ismaaciil xalaal
10. Xasan axmed Cabdulaahi
11. Cabdulaahi aw-Muxumed Cabdi Ciise
12. Cabdulqaadir axmed Cabdulaahi
13. Sigad aw-Muxumed Cabdi Ciise
14. Qorane Cabdulaahi belel
15. Cabdulqaadir sheekh axmed (indhacase)
16. Cabdulqaadir Cabdulaahi belel
17. Omar axmed Cabdulaahi
18. Sacdi Xasan Cumar(dayl)
19. Siyaad deex Cumar (dayl)
20. Maxamuud Aw-muxumed Cabdiciise
21. Khadar maxamuud xuseen
22. Maxamed maxamuud xuseen
23. Axmed maxamuud xuseen
24. Faysal Maxamuud Aw-daahir
25. Cismaan saldheri cismaan dheere
26. Maxamed sheekh maxamuud (sandheere)
27. Xuseen Ibraahin maxamuud
28. Colaad cumar (dayl)
29. Cumar xasan ali
30. Axmed cabdi cumar (gadhyare)
31. Axmed xaaji Muxumed galool
32. Axmed cabdi muuse (qaarey)
33. Cabdirisaaq cismaan ali
34. Mukhtaar maxamed yuusuf(falaad)
35. Cabdi daahir Maxamuud xuseen
36. Yuusuf axmed xasan
37. Asad cabdi xuseen
38. Abdinuur dhuule
39. Cabdikariim maxamuud Aw-daahir
40. Daahir maxamuud Aw-dahir
41. Cabdi muxumed daahir(golle)
42. Shiine filter
43. Mingiste filter
44. Maxamed milimaana
45. Cabdi maxamed sheekh axmed (indhacase)
46. Xasan maxamuud Aw-daahir
47. Maxamed maxamuud yuusuf
48. Cabdiraxmaan axmed cabdi
49. Yuusuf xuseen ali (ilkacase)
50. Maxamuud sheekh axmed (indhacase)
51. Cabdifataax xasan cali
52. Caliqorane Maxamuud xuseen
53. Ismaaciil cabdinuur xaashi
54. Siraad belel maxamed
55. Diib axmed cabdulaahi
56. Quutul quluub shukri muxumed
57. Muhiib axmed cabdulaahi
58. Nimco deex cumar
59. Khadro deex cumar
60. Amran deex cumar
61. Balqiisa mawliid Aw-jaamac
62. Hinda cabdi belel
63. Hinda cabdi belel
64. Foosiya axmed Aw-jaamac
65. Aniisa axmed Aw-jaamac
66. Sureer muxumed xuseen dhidar
67. Saafi maxamuud xuseen
68. Hinda xaaji muxumed
69. Ayaan xaaji muxumed
70. Kawser axmed dhegoole
71. Bureeqa ibraahin maxamuud

Akhriso OO Booqo Shabakada Caalamiga ee NogobNews.com

www.nogob.net Sacaad Walba si Aad U Hesho Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Deegaanka iyo Soomaaliya Iyo Geeska Africa Iyo Waliba Caalamka Intiise Kale Soo Noqo Adoo Nabad ah

NALA SOO XIRIIR EMAILKAN 24 WARARKA ONLIN nogobnews@hotmail.co.ukwww.NogobNews.com

 

Related articles