Hambalyo Aroos. Faysal iyo Filsan Oo Ka Dhacay JigJiga

22 Mar 2011 by -

Jigjiga (Nogobnews) 22/03/2011 Dhamaan Shaqaalaha. Qorayaasha,Weriyayaasha iyo Tifatrirayaasha  Shabakada Wararka Caalamige Ee Nogobnews

Meelkasta  oo ay  ka joogaan   dunida  waxa ay   Hambalyo aan la soo koobi karin U   dirayaan Boqorka   iyo   Boqorada  Hoos   ku qoran oo Manta Xafal   Fanaaniinda Caanka ah Ee Deegaanka ka Soo Qeybgaleen Magaalada  Jigjiga
waxaanu  leenahay noqda kuwii isku raaga ee isku reeya  ubad khayr Qabana  ilaahay idin kala siiyo, Waxaa Ka Soo Qeybgalay Fanaanita Deegaanka Waa Xaflada Arooska Ayaa ay Aheed Mid aad Uqima Badan Waxaanu Leenahay
Illaah Ha Idinka Dhigo Kuwii Isku waara Uwad Kheyr qaba Kalahela Amiin amiin waxa sidoo kale Hambalyo  taasi la mid ah  dirayaa  dadka iyagan  hoo ku Qoran.
Waxaa Halkaan Hambalyo Ka Diraya
Chief C/salaan

Guleed Casow

 

HAMBALYO Meher Aroos Boqorka


Faysal iyo Boqorada Filsan




 




































































































































 

 

 

 


Related articles