Hambalyo Tahniyad Aroos Dhamaan Reer Askar Galaydh

31 Mar 2011 by -

Hambalyo (NogobNews) 31/03/2011 Garaad Abdirisaq Siciid Askar iyo Basra Maxamed Aadan Axmed oo dhawaan ku aqal galay Buuhoodle, Soomaaliya. Dhamaan Reer Askar Galaydh, waxa ay Alle uga baryayaan WIIL iyo CAANO

 



 

undefined

Hambalyo 

Waxa halkan hambalyo u wada diraya labadan aroos: Garaad Abdirisaq Siciid Askar iyo Basra Maxamed Aadan iyo Yasir Axmed Askar iyo Faadumo Maxamed Abraar, dhamaan Reer Askar Galaydh oo ku kala nool dalka dibadiisa iyo gudahiisa. Reer Askar Galaydh, waxa ay isugu jiraan aqoonyahano, xeeldheerayaal, siyaasiyiin, isimo iyo dad ku caan ah Alle ka cabsi badan.

undefined
Garaad Abdirisaaq Siciid Askar 

Buuhoodle

Garaad Abdirisaq Siciid Askar iyo Basra Maxamed Aadan Axmed oo dhawaan ku aqal galay Buuhoodle, Soomaaliya. Dhamaan Reer Askar Galaydh, waxa ay Alle uga baryayaan WIIL iyo CAANO.

 

Waxa kale oo aan Alle uga baryaynaa in Alle ka dhigo kuwii ku waaro nabad, caafimaad, cimridheer iyo in ay badiyaan cabsida Alle.

Yasir Axmed Askar 

Minneapolis

Yasir Axmed Askar iyo Famaduma Abraar oo dhawaan ku aqal galay Siant Paul, Minnesota. Dhamaan Reer Askar Galaydh, waxa ay Alle uga baryaynaa WIIL iyo CAANO.

 

Waxa kale oo aan Alle uga baryaynaa in Alle ka dhigo kuwii ku waaro nabad, caafimaad, cimridheer iyo in ay badiyaan cabsida Alle.

 

Related articles