CIID WANAAGSAN DHAMAAN MUSLIMIINTA DUNIDDA DACALADEEDDA

29 Aug 2011 by -

Nogobnews (NogobNews) 29/08/2011 Dhamaanba Bahda NogobNews) Waxay Akhristayaasheedda Leedahay Ciida Wanaagsan Allahay Haynaga Aqbalo Cibaadii Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Dhamaanba Bahda NogobNews Waxay Akhristayaasheedda Leedahay Ciida Wanaagsan Allahay Haynaga AqbaloCibaadii Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Dowladaha sucuudiga iyo Baxrayn Ayaa Ku dhawaaqday inay maalinta Barri ah Tahay Ciid

Dhanka kalenna wasariidka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Deegaanka Ayaa Goor dhaw Masjidka jigjiga Kagaga Dhawaaqaya inay Tahay Maalinta Berri ah ciid..

Ciid Wanaagsan Dhamaan Muslimiinta

Related articles