Ciid Wanaagsan Jigjiga Fiiq Dhagaxbuur Wardheer Godey Qoraxey Shinile Liban

29 Aug 2011 by -
Jigjiga (NogobNews) 29/08/2011 Magaalada Jigjiga ayaa si weyn Cawa looga ciiday munaasabadda ciidul fitriga, oo dadku ayaa siweyn looga dareemayaa masaajidda waaweyn ee magaalada ku yaalla, sida uu ku soo waramay weriyaha NogobNews ee jigjiga  cawaale iraad

 

 

Dhinaca dowladda ayaa isna waxaa munaasabada ciida awgeed la hadlay Bulshada M/weyne Cabdi maxamed Cumar 

k
Ciid Mubaarak

Magaalada Jigjiga iyo maagaalooynka kale ee Deegaanka ayaa Cawa si weyn dadweynuhu u ciideen

 

Madaxweynaha DDS Cabdi Maxamed oo Dadweynaha reer jigjiga kala qayb Galay jigjiga Ciidda Soonfureed ayaa wuxuu ugu duceeyay in Ilaahay abaarta kulul ka soo qaboojiyo dadkiisa.

Magaalada Fiiq ayaa iyana si weyn looga ciiday munaasabadda ciida Soonfureed, halkaasi oo Caawa si Weyn farxado wajiyadooda kamuuqata  kadib uu ka hadlay

Related articles