NogobNews Oo idiin leh Ciid Wanaagsan Meelkasta Oo Aad Dunida Ka Joogtaan

29 Aug 2011 by -

Jigjiga (NogobNews) 29/08/2011 Waxaa Maalinka Barito Ah loo Dabaaldagayaa Ciida Waxaana Malaayiin Muslimiin ah Oo Kunool Daafaha Dunida Ayaa maalinta  Barito Ah Istaagi Doonaan Ciida  Anigoo ku hadlaya Magaca Warbaahinta Caanka Ah Ee NogobNews iyo shaqaalaheeda iyo waliba Akhristayaasheena sharafta leh waxaan dhamaan muslimiinta guud ahaan iyo gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed iyo Dawlada  Deegaanka Somalida dal iyo dibadba leeyahay Ciid Wanaagsan illaahayna Waxaan Idinka baryayaa ciiddan teeda ha inagu wada gaadhsiiyo Nabad iyo caafimaad Iyo Hormar Aan La sookoobi Karin Amin Amin Amin

Akhriso oo Booqo  Shabakada Caalamigaa Ee  www.nogob.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Deegaanka                                                                      soomaalida iyo Soomaaliya.Iyo Geeska Africa Iyo Waliba Caalamka Inteesa

Kale Soo Noqo Adoo Nabada

NALA SOO XARIIR 

Related articles