M/weyne Cabdi oo leh Sanad Wagaansan Shacabka Reer Itoobiya 2004

11 Sep 2011 by -
Jigjiga (NogobNews) 11/09/2011 M/weyne Cabdi Maxamed Cumar Ayaa Tahniyad u diraya ku aadan sanadka cusub ee dalka I tobiya M/weyne Cabdi oo leh guud ahaan shacabka reer Itoobiya ee ku nool dalka iyo dunidaba dalka Itoobiya ayey  maalinta Isniinta ee bariti ah 12/09/2011. waxaa u bilaabanayaa  sanadka cusub ee 2004. Itoobiya ayaa ah dalka kaliya ee wali isticmaala taariikhi Julian. halka guud ahaan dalalka kale ee aduunka ay mar hore u wareegeen taariikhda Gregorian. taasoo Eegga ah 2011 hadaba M/weyne cabdi maxamed cumar ayaa saxaafada u sheegay in u diraya Shacabka reer Itoobiya salaan qaali ah wuxuuna ku tilmaamay sanadkani uu yahay sanad Taaariikh ah madama dalka in mashruuca dhismaha biyo xidheenka iyo Dib u curashada itoobiya uu yahay mid loo soo dalxiisi doona waxaa muuqda oo kale is badal aad u weyn oo mira dhalay haga nabad-galyada

Related articles