Dawladbaan​u leenahay dalkuna wuu na deeqi ee Alloow dadkayagu gartaa WQ Cabdirashi​id Colaad(sha​beel)

13 Sep 2011 by -

Sweden(NogobNews) 12/09/2011 Alloow mahadaada weeye,maamuuska iyo sharafta aad na siisay ee macbuudoow noo illaali.
Alloow noo wanaaji oo Adigu noo adkee dawladdaa aad na siisay
Alloow mahadaada weeye,maamuuska iyo sharafta aad na siisay ee macbuudoow noo illaali.Wuu Taabo Galay Horumarku Wadada Wayn ee Laamiga ah Iskuna Xidha Magaalooyinka Qabridahar iyo Shilaabo oo Meel Fiican MaraysaQiimayn Ku Saabsanayd Dhinaca horumarka iyo Nabadgalyada oo Shalay Loo Qabtay Dhamaan Shaqaalaha Ku Jira Qaab-Dhismeedka DDSundefined
undefined

An Image Slideshow

Dacawo Meeshay Macal ugabaratay macluul ugu bakhtidaaye Ciidamada Liyuuga ee Xuduuda Sland iyo DDSI ayaa gacanta ku dhigay Ganacsato ay UBO miciinsatay.

Alloow noo wanaaji oo Adigu noo adkee dawladdaa aad  na siisay

Dadkayagaa is waayay intii aad wada hanuuniso alloow isu keen adigu

Alloow dhaqankiisa karansii dastuurka iyo nidaamka intii aad wada bartaa

Sinaan iyo cadaalad samaan in lagu wada socdaa sumadayada alloow ka yeel

Alloow siduu doona yeeloow sabiyada agoomaha intaad saacido wanaaji

Hooyooyinka habaayana intaad hantidaa geliso hilmaansii dhibkii haleelay

Alloow deeq badanihiiyoow dadkaya abaaraha intii aad uga gargaarto

Dalkayaga nabad nooga yeel oo dulmiga iyo colaadaha daa,imoow naga

idlee.

Alloow duljoogihiiyoow dunida halka ugu saraysa sharafta dalkayaga ka yeel

Alloow dawlad baanu nahay eegga ee dadkayagu wada gartaa dadaal mid ah ay galaan oo nabad kuwada dekeeyaan.

Alloow dhibaatiyo xanuun dhaaxaanu soo marnaye intaad naga wada dhaydaa,dhallaal iyo qurux noogu bedel.

Alloow mahadaadu waa waajib na dulsaaran oo marwalba aan kuu celino ee Caalamka Horseed nooga yeel oo cisi iyo sharaf nagu manayso.

Alloow dembi dhaafihiiyo adigu ha noo ciqaabin wixii hore nooga dhacay ee intsaad na wada midayso nuurkiyo hanuunkaag wacan kuwii ku sugnaada naga yeel.

Aamiin,Aamiin,Aamiin

Related articles