Gargaarkii hay,adda alxikma ay ka qaybisay magaalada jigjiga (sawiro)

27 Sep 2011 by -

Jigjiga (NogobNews) 27/09/2011 hay,adda samafalka alxikma  ayaa waxay kaqaybisay raashin raashinkaasoo  kakooban sonkor bariis bur qaybinra raashinkaas oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin katirsan deegaanka  sida looqaybiyayna uu kaqaybqaatay booliska ismaamulka soamalida ethiopia sida sawiradaba kamuuqda raashinkaas aya alagu qaybiyay xafiiska arimaha bulshada hortiisa raashinkaas wax kafaa,iidaystay 250 qoys iyadoo qoyskiiba lasiiyay

saliid iyo timir

 raashin dhan 100 doolar  iyadoo qoykiiba uu kakoobanyahay  7 qof marka lasuuro dhaweeyo iyadoo ay kafaa,iidaysteen  1750 qof dadkaasoo ay soo diwaan galiyen qabalayaasha magaalalada jigjiga  kadib markuu maareeyaha xafiiska hay,adda alxikma ee magaalda jigjiga deex cabdi caruus uu kulamo laqaatay  qabalayaasha 

 magaalada jigjiga soona xuleen qoysaska ubaahibadan waxaa kaloo ka qaybqaatay qaybinta raashinka maareeyaha xafiiska godey cusmaan cabdi iyo xasan sheekh nuur masuulka arimaha bulshada ee hay,adda alxikma  iyo masuuliyin kaloo kamida hay,adda iyadoo dadkaasi ay kamid ahayaen 30 naafo qoysaskooda 
 
 
                                                              

xafiiska warfaafinta  jigjiga ethiopa

Related articles