hay,adda alxikma oo boqol curyaan uqaybisay 100 kursi oo kuraasta wareega ah magaalada jigjiga

29 Sep 2011 by -

Jigjiga (NogobNews) 29/09/2011 hay,adda alxikma oo kamida hay,addaha sida tooska ah ooga hawlagala magaalaada jigjiga kana wada mashaariic fara badan iyadoo ka qayb qaadanaysa horumarinta deegaanka ee uu hogaaminayo madax waynaha deegaanka somalida mudane cabdi maxamuud cumar ayaa boqol curyaan uqaybisay 100 kursi mashaariicda ay hay,addan qabanayso ayaa isugu jira dhisida isbitaalada xarumaha waxbarashada iyo qodida ceelasha  iyo mashaariic kalada duwanba hay,adda alxikma ayaa boqol kuraasta wareegta ah uqaybisay boqol curyaan si,ay ugu gutaan hawlahooda ay ubaahnyiin 

 


 

100 curyaan oo ay soo qoreen qabalayaasha magaalada jigjiga ayaa ahaa
kuwo aaad ugu baahan kuraastan sida lagu yaqaano hay,adda alxikma ayaa markasta mashaariicda ay qabanayso kala tashata masuuliyiinta deegaanka   si meesha ubaahi badan looga fuliyo mashruucyada ay qabanayso 

 

 

 

 

 

 



 

 









 xafiiska warfaafinta ee alxikma
                                                             jigjiga ethiopia

Related articles