Hambalyo TVga Qaranka DDS oo Goordhow Soo galaya Hawada

05 Oct 2011 by -

Jigjiga (NogobNews) 06/10/2011 Hambalyo bulshada deegaanka oo helayaan goordhow TV ga Qaranka ee DDS oo goordhow hawada soo galaya taasi waxey tilmaameysaa in ay hirgashay hormarka deegaanka somalida hadaba Qurba-joogta oo aad u xiiseeya wadankooda hooyo in ay wax ka ogaadaan xaladuu marayo hadaba taasi waxey u sahleysaa in ay kawar helaan 24 sac warar dagdag ah iyo markasta xalada deegaanka waxa ku soo kordhay ee hormar ah nogobnews oo leh hambalyo bulshada u dhalatay deegaanka iyo qurbajoogta iyo siyaasiyiinta iyo maamulka DDS

Related articles