Waxaa Haboon in ay warbaahinta ay Xaqiiqada baahiyaan Sida Dhabta ah

26 Oct 2011 by -

Addis Ababa (NogobNews) 26/10/2011 waxaa haboon xaqiiqada in ay baahiyaan warbaahinta. hadaba dawlada deegaanka waxey xaq uleedahay shacabkeeda in ay difaacdo waxey xaq u leedahay in ay amaanka ilaaliso iyo sharafteeda dawlada talaabada ay Qaaday ma? Waxaa laleeyahay shacabkaaga hadifaacin ma? Waxaa laleeyahay amniga ha ilaalin hadaba xukumada uu madaxweynaha uyahay mudane Cabdi maxamed cumar talaabada uu Qaaday waa mid muqadas ah oo sharci ah hadaba shacabka dagmada yoocaale ku dhaqan waxey kamid yihiin shacabka deegaanka sharciga lamariyo dagmooyinka kale uun ayaa lamarin Qofka sikale wax u fasirta waxaanu ku tilmaameynaa in uu yahay Qof xanuun u hayo mudane cabdi wuxuu ku soo caanbaxay arrimaha nabad-galyada iyo cadaalada hadaba wuxuu diyaar ulayahay shacabkiisa in uu ku maamulo cadaalad iyo sharaf iyo sinaan iyo kala dambeyn

Related articles