Beesha Absame oo ku dhawaaqday in si deg deg ah loo cawiyo walaalahooda Khaatumo State Of Somalia

17 Jan 2012 by -

North Americaa (NogobNews) 17/01/2012 Shir aan loo kala kicin oo ka dhacay Magaalooyin badan oo marayka ka mid ah ayay beesha Absame hoosta ka xariiqday in loo gurmado walaalahooda dhulbahante oo si gardara ah oo aan geed loogu soo gaban loogu soo duulay arinta oo aad iyo aad u fool xun loona dulqaadan karin ayay beeshu isku raacday in gurmad deg deg ah loo fidiyo walaalahooda dhulbahante waxaa kale oo beesha isaaq iyana loo sheegay inayna waxba ka faa idayn dagaalka gardarada ah ee ay ku soo qaaday degaanka ssc waxgaradka beesha absame oo cadha badan ka muuqatay marki ay hadlayeen waxa digniin u direen beesha isaaq ee Siraanyo horboodaya waxayna cadeeyeen inuu wado  khaldan uu maray waxayna u soo jeediyeen inuu khaladkisa saxo dibna ugu laabto dhulki uu ka yimid 

Beesha Absame North Americaa

Related articles