M/weyne Cabdi oo soo Gaadhay london iyo Qurbajoogta Farxad Wajiyadooda ka muuqata

01 Mar 2012 by -

London (NogobNews) 01/02/2012 Caasimada Dalka Ingariiska London Ayaa Soo Gaadhay Madaxweynha Dawlada Deegaanka iyo Madax Katirsan DDS. Hadaba Jaaliyada deegaanka ayaa aad u hadal haya farxada iyo xiiso in ay soo dhaweeyaan Madaxweyne Cabdi maxamed cumar Qurba-joogta ku dhaqan Dalka ingariiska ayaa diyaar garow Xoogan ku jiraan sida ay kaga Qeyb galilahaayeen Barnaamijka Saamiyad Xoogan si ay u soo bandhigaan oo Taariikhda Gasha Qurba Joogta ayaa Wajiyadooda Farxad ka muuqata

Related articles