Qurba-Joogta Ingariiska Ayaa Maanta Shirka Si weyn ugu Qeybgalayaan Scarsdale Place, Kensington, London W8 5SR

06 Mar 2012 by -

London (NogobNews) 06/03/2012 Bulsha weynta somalida ee ku dhaqan Dalka Ingariiska ayaa diyaar garow ku jira sida ay ugu qeyb Qaadan lahaayeen shirka ka dhici doona maanta london oo si Quruxbadan loo soo Agaasimay

hadaba Shirka yaa ka soo qeybgali doona SilentCry oo ay Soo bandhigayaan filim Cajiib ah oo soconaya Saacad ururka Dhalinyarada ee SilentCry ayaa

Waxaa wehliya Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Mudane Cabdi maxamed cumar oo warbixin Qurba-joogta ay ku farxaan u soo

Bandhigayo iyo intuu uu kamaqnaa isbadalka kadhacay ee hormarineed oo warbixin waafi ah uu Qurba-Joogta ugu waramayo dawladiisa waxey

diyaar ulatahay iyo balamihii uu qaday uu kamid ahaa talfashin in deegaanka loo sameeyo uu horey Madaxweynaha uu balan u Qaaday in Talafshin loo

sameeyo si ay qurba-joogta warar xaqiiqo ah ay ugu daawadan talfashinka taasoo uu kuguuleysay madaxweynaha dawlada deegaanka Hadaba

mudane Cabdi maxamed cumar ayaa warbixin Xaqiiqo ah u soo Gudbin doona bulshada ku dhaqan ingariiska

 

kalasoco nogobnews.com

 

nogobnews@hotmail.co.uk

Related articles