Hambalyo dhalasho Cabdi Maalik Cabdulaahi Qamaan Shafat oo ku dhashay Goobweyn Qoraxey

27 Apr 2012 by -

Qoraxey (NogobNews) 27/04/2012 Aabo Cabdulahi Qamaan Shafat  Wiil ugu dhashay Magaalada Goobweyn ee Gobalka Qoraxey waxaa hambalyo iyo Ducaba Gaadhsiinaya Asxaabta,Ehelada,Culimada,Waxgaradaka iyo Walaalaha ku dhaqan Wadanka  Jarmalka iyagoo leh:

“باركَ اللّه لكَ في الموهوب لك، وشكرتَ الواهبَ، وبلغَ أشدَّه، ورُزقت برّه”.

WIILKA DHASHAY  WAA CABDI-MAALIK C/LAAHI QAMAAN –   CAAFIMAAD KU KOR OO CIMRIDHEER HA KU SIIYO EEBE.  Aamiin

DHAMMAAN JAALIYAADKA DSI EE WADDAMADA SCANDINAVIANKA, MIDAWGA YURUB
GUUD AHAAN, WAQOOYIGA AMEERIKA,AUSTRALIA,DUNIDA CARABTA, AFRIKA & TAN
AASIYA WAXAY GAADHSIINAYAAN HAMBALYO IYO BOGAADIN QOYSKA REER ABDULAHI
QAMAAN & MARWADISA, IYAGOO JAALIYAADKU ILAAHAY UGA BARYAYA IN UU
CABDIMALIK NOQDO KII ANFACA DIINTIISA,DALKIISA &DADKIISA.WAXAY LEEYIHIIN
NOQO KII KHAYR KU WAARA EE YEESHA CIMRI DHEER OO WANAAG BADAN.

 

Magacyada hoosta ku qoran oo diraya Hambalyo

Ugaas Axmed Xasan Xaali

Fuad xirkayoome

Ugaas Xasan

Marwo istar

Marwo anab Camud

Marwo Sacdiya Yusuf

Marwo nasra abdirahman

 

Related articles