OGEYSIIS: Isniinta Saacadda 430-da iyo Barnaamij DDS Xiiso leh ka Qeybqaado Somalisat tell 00441213680661

27 Apr 2012 by -

Birmingham (NogobNews) 27/04/2012 Ogeysiis Waxaa dhamaaan umadda Soomaaliyeed iyo bulshada Deegaanka Soomaalida ee kunool qaaradda Yurub iyo daafaha caalamka lagu wargalinayaa in TVga Caalamiga ah Ee Somalisat laga daawandoono Barnaamij Xiiso badan oo Lagu Martiqaaday Waxgarad Siyaasiyiinta DDS  Barnaamijka

Ayaa Madaxda DDS Tell Kaga Qeybgalaya iyo Dhamaan Bulshada oo Codkooda Gaarsinayaan si Toos ah  Waxuu soo galayaa bisha April Isniinta nagu soo aadan 30/04/2012 Saacadda UK 40;30pm ama 16/;30 Saacadda UK ayuu hawada Soogalaya marka yuusan ku dhaafin. Ka Dhiibo Codkaaga iyo Fikirkaaga ku Aadan Deegaanka hormarka laga gaaray

tellka soo wac si toos ah codkaaga ugu dhiibo maalinta isniinta inagu soo aadan

dalka gudihiisa hadaad joogto soo wac tell kan 01213680661

hadaad joogto dalka dibadiisa soo wac tellkan 00441213680661

hadaad faahfaahin dheeraad aad u bahantahay kala soo xidhiin

tellkani 07947401866 ama 07761657509

Related articles