Hambalyo Aroos. Xabiib iyo Farax Oo Ka Dhacay JigJiga

29 Apr 2012 by -

Jigjiga (Nogobnews) 29/04/2012 Dhamaan Shaqaalaha. Qorayaasha,Weriyayaasha iyo Tifatrirayaasha  Shabakada Wararka Caalamige Ee Nogobnews

Meelkasta  oo ay  ka joogaan   dunida  waxa ay   Hambalyo aan la soo koobi karin U   dirayaan Boqorka Xabiib  iyo   Boqorada Farax oo Aroos kooda ka dhacay jigjiga oo Xafal   Fanaaniinda Caanka ah Ee Deegaanka ka Soo Qeybgaleen Magaalada  Jigjiga
waxaanu  leenahay noqda kuwii isku raaga ee isku reeya  ubad khayr Qabana  ilaahay idin kala siiyo, Waxaa Ka Soo Qeybgalay Fanaanita Deegaanka Waa Xaflada Arooska Ayaa ay Aheed Mid aad Uqima Badan Waxaanu Leenahay
Illaah Ha Idinka Dhigo Kuwii Isku waara Uwad Kheyr qaba Kalahela Amiin amiin waxa sidoo kale

 

Dhamaan dadka hoos ku qoran oo isugu jira waalid iyo walaal, ehel iyo asxaab gacal iyo xigtaba waxa ay dhambaal hambalyo ah u dirayaan arooska iyo aroosoda 

Tahniyadan waxaa dirayo  dadka kala ah.

C/Rashiid Maxamed Cali
Marwo Amina Dahir Cumar
Maxamed Shekh C/Laahi
Farxiyo Dahir Cumar
Ugaas Xasan maxamed
Axmed Xasan Xaali
Iyo Dhamaan Reer Dahir Cumar yusuf
Iyo Dhamaan Shaqaalaha DDS iyo DFI
Iyo mudane Cabdi maxamed cumar
Khadar C/Ismaaciil
Cabdi Awaare

 

HAMBALYO Meher Aroos Boqorka

 

Xabiib iyo Boqorada Farax

 

بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكم بخير

Related articles