Xafiska hawlaha guud iyo hormarinta magaloyinka aya kulan dod cilmiyed (Daawo))

23 May 2012 by -

Jigjiga (NogobNews) 22/05/2012 Xafiska hawlaha guud iyo hormarinta magaloyinka aya kulan dod cilmiyed ah uqabtay suxufiyinta iyo abwaninta deganka 

si ay fahan dheeraada uga helaan qurshayaasha xafiiska ee ku wajahan horuumarinta magaalooyinka iyo habka maaraynta dhulka .

dood cilmiyeedkan ayaa salka ku hayay fulinta qurshayaal dhawaan xafiiska horuumarinta magaalooyinka iyo maraynta dhulka oo ka kooban sagaan qodob iyo ku dhaqanka shuruucda u taala dalka iyada oo la meel marainaayo qodobka dastuuriga ah ee 40naad kaa soo qeexaya in dawaladu masuul ay ka tahaymaamulda dhulka iyo maarayntiisa shacabkuna uu yahay kafaaiidaystayaashii sidaa daraadeed loo baahday in saaxafada iyo abwaaniintu ay door muhiima ku yeeshaan fulinta iyo ku dhaqanka shuruucda xukuumadu ay wado iyo sidii bulshada loo gaadh siin lahaa


wasiirka xafiiska hawlaha guud iyo horuumarinta magaalooyinka mudane cabdiraxmaan sh maxamad oo kulankan shir gudoominaayay ayaa cadeeyay in dawalad deegaanka soomaalidu ay ku hawlantahay sidii bulshada deegaanka loo gaadh siin lahaa adeeg hufan oo degdeg ah si loo hirgaliyo qurshaha shanta sano ee GTB GA  waxaka kale oo wasiirku uu intaa ku daray si loogaadho yoolka la hiigsanaayo in saxaafada deegaanka oo maanta isbadal wayn ka soo hoysay guulaha laga soo hooyayay dhinaca horuumarka iyo nabad galyadaba  ay fahan dheeraada u yeekalato marwalba istaaratiijiyadaha  iyo qurashayaasha  xukuumadu ay wado si shacabku xog sax oo dheeli tiran u helaan  si meel looga soo wada jeesto himilooyinka ay hiigsanayso dawlada deegaan soomaalida itoobiya,

Riix ka Daawo wariyaha SomaliSat jigjiga Cige axmed Buux http://www.youtube.com/watch?v=ZminuMboSkw

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Related articles