C/risaaq Sheekh C/laahi Sheekh Biixi oo Halkan Tacsi uga Diraya geeridii ku Timid Marxuum Mukhtaar C/salam Addis ku Geeriyoday

26 Dec 2013 by -

Addis-Ababa (NN) 25/12/2013 Ina lilaah Wa Inaa Ilaahu RaajaCuun Anigoo Ku Hadlaya Magaca Qurbajoogta Jaaliyadda reer switzerland Waxaan halkan Tacsi Uga Dirayaa Geeridii Naxdinta laheyd ee ku Timid Marxuum Mukhtaar C/salaam oo ahaa Odey dhaqameed Ka Soo Jeeda Magaalada Dhagaxbuur oo ahaa Qurbajoog soo Booqatay Dhulkii Hooyo Kadib kuna Soo Wajahnaa Qurbaha Gaar Ahaan Wadanka switzerland Ayaa shaleyto Ku Geeriyooday Magaalada Addisababa ee Xarunta magaalo Madaxda itoobiya

Waxaan Alle uga Baryeynaa Eheladiisa iyo Qaraabadiisa in uu ilaah Samir iyo Iimaan nagasiiyo Waxaanu leenahay Aamiin

Related articles