Ogeysiis Jaaliyada DDSI ee Gobolka Minnesota oo kamidaysan, Habeeenkii loogu magac daray DDSI NIGHT Tariikhda 10/11/2014

26 Sep 2014 by -

received_m_mid_1411764147648_40acdc922754557e76_0Minneasota (NN) 26/09/2014 Jaaliyada DDSI ee Gobolka Minnesota oo kamidaysan, Habeeenkii loogu magac daray DDSI NIGHT & Xidigaha North America, Xafladan oo Aha xafladii abid noocanoo kale loosoo agaaimay, laguna Marti qaaday siyaasiyiinta kala Duwan ee gobolka Minnesota & dhamaanba Qaybaha Bulshada kakoobantahy oo ay Kow kayihiin Walaala Soomaaliyeed een Jeerka nahay, Ayaa ay kasoo qayb gali doonaan Dad kor udhaafay 2,000 Qof. Waxaan ugu baqaynaa dhamaan Dadwaynaha ku Nool inay kasoo Qayb galaan Kulana Caweeyaan, Habeenkan Qaaliga ah ee DDSI NIGHT. Hamoogaanina hana Kamqnaanina!

Related articles