DAAWO Itoobiya 13-Qof Dhaawac Weerar Bam Gacmeed Magaalada Jimma Ismaamulk Oromada

24 Aug 2017 by -

Jimma (estvlive) 24/08/2017

Magaalada Jimma Ismaamulka Oromada ayaa maana saacda 12kii duhurnimo ka dhacay weerar bam gacmeed ah taasoo ay ku dhaawacmeen 13-qof.

Waxaa isla markiiba soo gaaray ciidamada gurmadka ah waxeyna dhawaca geeyeen Cisbitalka Magaalada Jimma Waxaana ka mid ahaa dhaawaca wiil 10-jir ah iyo labo dumar ah.

Booliska ayaa warbaahinta u sheegay in baaritaan ay wadaan kooxda ka dambeysay ee weerarkan gaysatay ayna soo qabqaban doonaan islamarkaana ay sharciga horkeeni doonaan

 

 

 

 

Related articles