Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi oo gaaray caasimada Kenya ee Nairobi

10 Feb 2018 by -

Nairobi (estvlive) 10/02/2018

Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomalida Itoobiya, Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar aan lasii shaacin ku tagay magaalada Niarobi ee dalka Kenya.

Garoonka diyaaradaha ee Nairobi ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Madaxda sare, Xildhibaano, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo Xubno kale. oo ay kamid yihiin  Maxamed Cabdi AfeyYuusuf Xaaji.

Madaxweyne Cabdi oo booqashadiisu qaadan doonto muddo labo casho ah ayaa la filayaa in ay kasii badato wixii ku saabsan socdaalka madaxweynaha DDSI ayaa dib idinka faahfaahin doonaa

 

 

 

 

Related articles