Dalka

Roobab mahiigaana oo kada`ay Fiiq iyo Jigjiga iyo Dhagaxbuur

Fiiq (NogobNews) 17/09/2011 Roobab mahiigaana shacabka deegaankuna aad ugu farxay ayaa ka hooray goobo badan oo kamida deegaanka waxaana kamida meelaha uu roorbku

Shir Lagaga Hadlayay Saacadaha Shaqada iyo Gudashada Waajibaadka Shaqada

Jigjiga (NogobNews) 17/09/2011 Shir aad u balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan kaabineetka deegaanka madax xafiiseedyada agaasimada iyo dhamaan Gudiyada

Dawladbaan​u leenahay dalkuna wuu na deeqi ee Alloow dadkayagu gartaa WQ Cabdirashi​id Colaad(sha​beel)

Sweden(NogobNews) 12/09/2011 Alloow mahadaada weeye,maamuuska iyo sharafta aad na siisay ee macbuudoow noo illaali. Alloow noo wanaaji oo Adigu noo adkee dawladdaa aad na siisay

M/weyne Cabdi oo leh Sanad Wagaansan Shacabka Reer Itoobiya 2004

Jigjiga (NogobNews) 11/09/2011 M/weyne Cabdi Maxamed Cumar Ayaa Tahniyad u diraya ku aadan sanadka cusub ee dalka I tobiya M/weyne Cabdi oo leh guud ahaan shacabka

AL Shabaab oo la wareegay degmada Ceel waaq ku geeriyooday ilaa 14-ruux

Ceel waaq (NogobNews) 11/09/2011  Xarakada Al Shabaab ayaa la wareegay gacan ku heynta degmada Ceel waaq ee gobolka Gedo kadib dagaal culus oo halkaasi ay kula galeen dowladda KMG kaasi oo geystay qasaaro nafeed.  

Hormarka Xawliga ah Deegaanka waxaa hirgalay wadooyinka laamiga ah

Shilaabo (Nogobnews) 11/09/2011 Guud ahaan wejiyada horumarineed ee kala duduwan ee ka socda deegaanka soomaalida itoobiya  ayaa qayb ka ah  horumarka xawliga ah ee la filayo

Waraysi ay Nogabnews layeelatay G/kuxigeenka 2aad ee ONLF Mudane Abdirashiid shariif.‏

Germany (NogobNews) 11/09/2011 Waxaa noo suurta gashay inaan waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya aan la yeelanno G/kuxigeenka 2aad ee ururka ONLF Garabka nabadda qaatay Mudane.Abdirashiid Shariif oo jooga wadanka Germany waraysiguna waxuu u dhacay sidan

20 cisho gudohood Tahriibayaal gaaraya 2,540 geleen dalka Yemen

Yemen (NogobNews) 06/09/2011 Waxaa si lama filaan ah kor ugu kacday tirada dadka tahriibka ah ee imanaya dalka Yemen, taasoo la yaab ku noqotay ciidamada dalka Yemen u qaabilsan ammaanka ee xeebaha joogay iyo mas’uuliyiinta hay’adaha ee arrimaha qaxootiga ku hawlan.

Gaari hubaysan oo soo galay Niger Konton baabuur hubaysan

Niger (NogobNews) 06/09/2011 Konton baabuur hubaysan ayaa dhexmaraya wadanka Niger iyagoo ay ka soo gudbeen xadka Libya iyo Niger. Baabuurta wada socota oo laga leeyahay Libya ayaa lagu arkay

Maxkamadii 3aad Ee Xusni Mubarik oo dib loodhigay ka duwanyd 2jeer ee hore

Masar (NogobNews) 06/09/2011 Madaxwayhinii horee dalka masar Mr maxamed xusni mubarik ayaa waxaa markii 3ad lasoo taagay maxakmad iyadoo ay maanta kaga duwanyd

M/weyne Cabdi Maxamed Cumar Ayaa wuxuu Cafiyay Maxaabiis Rag iyo Dumar

Jigjiga (NogobNews) 06/09/2011 M/weyne Cabdi Maxamed Cumur oo cafis u fidiyay maxaabiis rag iyo dumar isku jira Mudane cabdi ayaa mar uu maxaabiista la dardaarmayay ayuu

Shirweyne Nabadda iyo Hormarka oo ka dhacaya Helisink, Finland

Finland (NogobNews) 06/09/2011 Waxaa dhamaan dadweynaha udhashay deegaanka Soomaalida ee ku nool waddamada Scandenivianka iyo gaar ahaan dalka Finland lagu wargalinayaa

Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday Abaarta Soomaaliya oo sii faafaysa

Muqdisho (Nogobnews) 06/09/2011 Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in abaarta dheeraatay ee Somalia inay ku faafayso wadanka intiisa kale ayna ka siidarayso bilaha soo socda.

Soomaali lagu xiray libya toripoli ku dhawaad lixdan soomaali ah

Libya (NogobNews) 05/09/2011 Soomaali ku xidhxidhan Dalka libya oo aad iyo aad dhibaato u haysata ayaa waxey la soo xidhiidheen nogobnews waxey

Maydadka laba qof oo madaxa laga jaray lagu arkay suuqa Xoolaha Huriwaa

Muqdisho (NogobNews) 05/09/2011 Maydadka laba qof oo madaxa laga jaray ayaa saakay lagu arkay deegaanka Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa oo ay ka taliso Xarakada Al-shabaab,

Wajiga labaad ee Shirka wadatashiga oo ka socda Muqdisho

Muqdisho (NogobNews) 05/09/2011 Iyadoo shirkii wadatashiga ee Soomaalida uu shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa waxaa jira su’aalo la iska weydiinayo shirkaasi.

Madax Katirsan Maamulka Gobolka Fiiq oo Kugeeriyooday Shil Baabuur

Fiiq (NogobNews) 05/09/2011 Baabuur noociisu yahay qabaal kana soo baxay Degmada Fiiq oo ay lasocdeen dhowr iyo toban qof ayaa ku gadoomay meel magaalada Baabili ujirta 25 kilomitir,

Sadexda Gobol ee Qoraxay, Jigjiga iyo Dh/Buur oo loomagacaabay Gudoomiyayaal Cusub

Jigjiga (NogobNews) 05/09/2011 Sidaan lawada socono waxaa Gabi ahaan deegaanka laga hirgaliyay Barnaamijka Dib-ucurashada oo horaantii Degmooyinka la iskushaandheeyay

Cabdi Kaafi oo katirsanaa golaha dhexe kooxda Asmara oo Kenya lagu diley

Kanya (NogobNews) 05/09/2011 Wardagdag ah oo naga soo gaadhay dalka Kenya ayaa sheegaya in masuuul sare oo ka tirsan Kooxda Asmara laguna magacaabi jirey Cabdi Kaafi lagu diley dalka Kenya.

Madaxweynaha Somalia oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo UNHCR Antonio Guterres

Muqdisho (NogobNews) 31/08/2011 Madaxweynaha Jamhuriyada Soomaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xafiiskiisa ku qaabilyay maanta wafdi uu hogaaminyayo madaxa guud ee hay’adda qoxootiga dunida ee UNHCR mudane António Guterres.

Xuseen Max’ed Nuur oo ku Fashilmay Cobole 7 ruux oo Nabad-Diid ah uu soo diray

Dhagax-buur: (NogobNews) 31/08/2011  liyuu Boliska  ayaa waxa ay sheegtay inay Amniga Si wanaagsan ay usugayaan Shirkad shidaal laga leeyahay Shiinaha oo shidaal baaris ka waday dhulka Soomaalida ee Ethiopia  Madaxa Warfaafinta ee Ururka Nabad-Diidka Ee Asmara Xuseen Max’ed Nuur oo soo diray 8 ruux oo koxda nabad Diidka

Qarax iyo dil ka dhacay magaalada Luuq ee Gedo ku dhaawacmay 7-ruux

Luuq (NogobNews) 31/08/2011  Qarax geystay qasaaro dhaawacyo ah ayaa galabta lala eegtay maqaayad lagu qaxweeyo oo ku taala degmada Luuq ee gobolka Gedo oo ay ku sugnaayeen askar ka tirsan dowladda iyo dad rayid ah, iyadoo dhinaca kale askari ka tirsan dowladda KMG uu askari kale ku dilay magaaladaasi.

Sirte oo la hareereeyay mucaaradka Libya ayaa ku sii siqaya

Libya (NogobNews) 31/08/2011 Ciidanka mucaaradka Libya ayaa ku sii siqaya in ay hareereeyaan magaalada Sirte, oo weli taageersan Colonel Gaddafi. Weriye BBC oo magaalada ag jooga, ayaa sheegaya in mucaaradku ay hadda sameeyeen furun saddexaad oo dhinaca koofurta ah.

Mudane Khadar oo tahniyada ciidul – fitriga udiraya Guud ahaan muslimiinta dunida

Addis Ababa (NogobNews) 30/08/2011 ayaa tahniyad farxadeed ugu bogaadinaya shacabka u soomanaa cabsida eebe darti mudada bisha ah, lehna CIID – MUBAARAK kuna ciida faxad, raynrayn iyo barwaaqo

Ugaas Xasan oo tahniyada ciidul – fitriga udiraya Guud ahaan muslimiinta dunida

London (NogobNews) 30/08/2011 Ugaas Xasan Ugaas Maxamed ayaa tahniyad farxadeed ugu bogaadinaya shacabka u soomanaa cabsida eebe darti mudada bisha ah, lehna CIID – MUBAARAK kuna ciida faxad, raynrayn iyo barwaaqo 

Mudane Eng Salaaxuddiin oo tahniyada ciidul – fitriga udiraya Guud ahaan muslimiinta dunida

Addis Ababa (NogobNews) 30/08/2011 Guddoomiyaha ururka ONLF Mudane Eng Salaaxuddiin ayaa tahniyad farxadeed ugu bogaadinaya shacabka u soomanaa cabsida eebe darti mudada bisha ah, lehna CIID – MUBAARAK kuna ciida faxad, raynrayn iyo barwaaqo.

Mudane Ahmed Ugaas xasan oo tahniyada ciidul – fitriga udiraya Guud ahaan muslimiinta dunida

Jarmalka (NogobNews) 30/08/2011 Mudane Axmed Ugaas Xasan Xaali Ugaas Maxamed C/salaan ayaa tahniyad farxadeed ugu bogaadinaya shacabka u soomanaa cabsida eebe darti mudada bisha ah, lehna CIID – MUBAARAK kuna ciida faxad, raynrayn iyo barwaaqo.

M/weynihii Hore Ee DDS Mudane Daauud Manta Ka Qeybgalay CiidulFidriga Ee Jigjiga

Jigjiga (NogobNews) 30/08/2011 Madaxweynihii hore ee DDS Mudane Daauud Maxamed Cali,ayaa Maanta Galinkii hore ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Jigjiga si uu farxada Ciidul-Fidriga

Mudane Cabdifataax oo tahniyada ciidul – fitriga udiraya Guud ahaan muslimiinta dunida

Addis Ababa (NogobNews) 30/08/2011 ayaa tahniyad farxadeed ugu bogaadinaya shacabka u soomanaa cabsida eebe darti mudada bisha ah, lehna CIID – MUBAARAK kuna ciida faxad, raynrayn iyo barwaaqo.

Mudane Cabdiraxmaan oo tahniyada ciidul – fitriga udiraya Guud ahaan muslimiinta dunida

Addis Ababa (NogobNews) 30/08/2011 Mudane Cabdiraxmaan Guray ayaa tahniyad farxadeed ugu bogaadinaya shacabka u soomanaa cabsida eebe darti mudada bisha ah, lehna CIID – MUBAARAK kuna ciida faxad, raynrayn iyo barwaaqo.

Danjire Cabdirashiid Duulane oo tahniyada ciidul – fitriga udiraya Guud ahaan muslimiinta dunida

London (NogobNews) 30/08/2011 Danjire Cabdirashiid Duulane ayaa tahniyad farxadeed ugu bogaadinaya shacabka u soomanaa cabsida eebe darti mudada bisha ah, lehna CIID – MUBAARAK kuna ciida faxad, raynrayn iyo barwaaqo

Madax-waynaha D.D.S oo tahniyada ciidul – fitriga udiraya Guud ahaan muslimiinta dunida

Jigjiga (NogobNews) 30/08/2011 Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa tahniyad farxadeed ugu bogaadinaya shacabka u soomanaa cabsida eebe darti mudada bisha ah, lehna CIID – MUBAARAK kuna ciida faxad, raynrayn iyo barwaaqo.

Ciid Wanaagsan Jigjiga Fiiq Dhagaxbuur Wardheer Godey Qoraxey Shinile Liban

Jigjiga (NogobNews) 29/08/2011 Magaalada Jigjiga ayaa si weyn Cawa looga ciiday munaasabadda ciidul fitriga, oo dadku ayaa siweyn looga dareemayaa masaajidda waaweyn ee magaalada ku yaalla, sida uu ku soo waramay weriyaha NogobNews ee jigjiga  cawaale iraad

NogobNews Oo idiin leh Ciid Wanaagsan Meelkasta Oo Aad Dunida Ka Joogtaan

Jigjiga (NogobNews) 29/08/2011 Waxaa Maalinka Barito Ah loo Dabaaldagayaa Ciida Waxaana Malaayiin Muslimiin ah Oo Kunool Daafaha Dunida Ayaa maalinta  Barito Ah Istaagi Doonaan Ciida 

CIID WANAAGSAN DHAMAAN MUSLIMIINTA DUNIDDA DACALADEEDDA

Nogobnews (NogobNews) 29/08/2011 Dhamaanba Bahda NogobNews) Waxay Akhristayaasheedda Leedahay Ciida Wanaagsan Allahay Haynaga Aqbalo Cibaadii Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Maraykanka iyo Ethiopia oo iska kaashanaya baab’inta Al Shabaab

Addis’ Ababa: (NogobNews) 29/08/2011  Dowladaha Maraykanka iyo Ethiopia ayaa sheegay inay iska kaashan doonaan la dagaallanka Aargigixisada gobolka Geeska Afrika gaar ahaan Al Shabaab.

Amiir Sacuudi ah adeer uu u yahay boqorka Sacuudiga oo booqday Muqdisho

Muqdisho (NogobNews) 29/08/2011 Amiir Al-Waleed Bin Talal, oo adeer uu u yahay boqorka Sacuudiga ayaa tegey magaalada Muqdisho si uu ugu kuugalo xaaladda dadka abaaruhu ay saameeyeen.

Meles Zenawi oo sheegay in Shabaab ay ka ciribtirayaan Somalia

Addis Ababa (NogobNews) 29/08/2011 Ra’iisul wasaaraha dowladda Ethiopia ayaa sheegay in dowladiisa iyo dowlado kale oo Afrikaan ah ay qorsheynayaan inay dalka Soomaaliya ka saaraan Xarakada Al Shabaab.

Hay’ad deeq gaarsiisay qoysas ku dhibaateysan degmada Dhooblay

Dhooblay (NogobNews) 29/08/2011  Waxaa maanta deeqo kala duwan ay Hay’ad lagu magacaabo Al-Fardows Relief Organization ku wareejisay qoysas ku dhibaataysan degmada Dhooblay ee Jubada hoose.

Madaxweyne Shariif iyo Mahiga oo gaaray magaalada Garoowe

Garoowe: (NogobNews) 29/08/2011  Wafuud ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustine

Maareeyaha Hay’adda SAAD Sh. Axmed Nashaad oo booqday Xeryaha Qaxootiga ee Doolow Addo

Doolow Addo (NogobNews) 28/08/2011 Wafti  ballaadhan oo uu Hogaaminayay Maareeyaha Guud ee Hay’adda SAAD Sh.Axmed C.naasir (Axmed  Nashaad) ayaa waxay booqasho ku tageen shalay Xeryaha Qaxootiga ee Doolow Addo.

Amar weeyaan Eebbeheen bixiyay in aan Isga wada barino WQ:Cabdirashiid Colaad (Shabeel)

Swedan (NogobNews) 28/08/2011 Waa sabootinta Martidii Sharafta lahayd ee sanadkiiba mar inoo timaada iyo sacabadoon u hoorsanay Deeqsiga aan deeqdiisu dhammaan,Ma baahanaha loo wada baahanyahay.

Gollaha H/Fulinta DDS kabinet oo ansixiyay Iskubadelka Masuuliyiinta Heer Deegaan

Jigjiga (NogobNews) 24/08/2011 Sida lawada ogsoonyahay waxaa Dhawaan Dawlada deegaanka soomaalida itoobiya laga hirgaliyay Barnaamijka Dib ucurashada horumarka nabadgalyada iyo

Gudoomiye ku xigeenka barlamanka Kenya oo booqday Dhooblay

Dhooblay (NogobNews) 22/08/2011 Gudoomiye ku xigeenka barlamanka dowladda Kenya ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Dhooblay ee gobolka Jubada hoose,

Kooxda Asmara digniin talaabo cad in lagu qadayo

Paltalk (NogobNews) 21/08/2011 Kooxda Nabad diidka ee Asmara oo isku bahaysat qolka Paltalk oo inta badan ay ku aruur sadaan qaaraan iyo in ay ku fanaan waxayaabo laga

Wafti Ka Socday Jigjiga TV iyo Jaaliyadda Minnesota oo Booqday Degmada Fiiq

Fiiq (NogobNews) 20/08/2011 Wafti Balaadhan oo isugu jira Maamulka warbaahinta Jigjiga TV ee Minnesota iyo Qaar ka mida Xubnaha Jaaliyadda DDS  Minnesota ayaa Maalmahanba ku Sugnaa

Roobab-Mahiigaan ah oo Laxaad Leh ayaa ka Da’aya Jigjiga iyo Meelo kale

Jigjiga (NogobNews) 17/08/2011 In badan ayaynu naawilaynay ilaahay raxmadiisa in ay ka hoorto deegaanka,wax badan ayeynu u tukaney salaad roob doon,mararka qaar waxa aynu ku sifawnay

Madaxda Ururka ONLF OO ku Hawlan Arrimaha Nabada iyo Hormarka Deegaanka

Addis Ababa (NogobNews) 16/08/2011 Ururka ONLF ee wafuud ugu waween ayaan Eegga ku sugan Addis ababa ee caasimada Dalka Itobiya. hadaba waftiga uu hogaaminaya

Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka ayaa Looga Xusay Magaalada Jijiga

Jigjiga (NogobNews) 15/08/2011 Munaasabad looga Gol lahaa Dabaaldaga xuska maalinta dhalinyarada Adduunka oo Si wayn loo soo agaasimay ayaa ka dhacday hoolka shirarka ee sayid maxamed Cabdulle Xasan

M/weyne Cabdi Maxamed Cumar iyo Wasiir Heer fadaraal Oo U kictimaya Washington DC, Ohio columbus

Jig-Jiga (NogobNews) 01/04/2011 Sida lawada ogsoonyahay waxaa Wadamada Yurub iyo Maraykana kaqabsoomay shirar aad u waawaynaa aadna muhiim u ahaa oo ay xukuumada deegaanku layeelanaysay qurbajoogta udhalatay deegaanka soomaalida iti’yoobiya.