Dalka

Dabaal-dega Dhagaxbuur Dagmada Cusub Araarso

Dhagaxbuur (NogobNews) 01/04/2011 Dabaal-dega Degmada cusub ee Araarso oo kamid ah 15-degmo ee dhawaan xukuumada Ismaamulka Deegaanka

Mareykanka Hay’addaha Samafalka Soo Badhigeen Qurbajogta Dhaqaxbuur

Columbus (NogobNews) 31/03/2011 Taniyo intii ay xukuumadu xooga saartay kahawlgalka Muwaadiniinta qurbajoogta ah ee u dhalatay deegaanka islamarkaana laga qaaday daahii kasaarnaa xaaladaha dhabta ah

M/weyne Cabdu Maxamed Cumar Oo Booqday Gobalka Godey

Godey (NogobNews) 30/03/2011 Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo Wafti uu hogaaminayo oo ay kamid ahaayeen labada madaxwayne ku xigeen ee kala ah Mudane Axmed

M/weyne Cabdi Maxamed Cumar Dhaxda U Xirtay Hogaan Daacad Nimo

Jigjiga (Nogobnews) 30/03/2011 Dawlada Deegaanka Somalida ayaa Ka Go`aan Satay In Bulshada Deegaanka Udhalatay in ay Xaqaa Ku maamusho Bulshada ayaa

Maxaa Udiiday in ay cunaan Kaluunka Somalida Deegaanka?

jigjiga (NogobNews) 29/03/2011 Deegeenka Somalida Marka Aano Eegno Macunaan Kaluunka Hadaba Maxaa Udiiday In ay Cunaan Kaluunka Hadaba Reer Muqdisho Ayaa Kaluunka

Hambalyo Bogaadin Degmada Golnajo (Galaalshe) Baaq Taageero DDS

Goljano (NogobNews) 28/03/2011 Maamulka Degmada Goljano Iyo Bulshada Ku Dhaqan Ayaa Hambalyo U Gudbinaya Dawlada Deegaanka Somalida Gaar ahaan Mudane Cabdi Maxamed Cumar Iyo Gudiga Fulinta

Waa Kee Musharaxa Mustaqbalka Madaxweynaha Soomaaliya

Minnesota (NogobNews) 28/03/2011 Waxa maanta lagu qabtay badhtamaha magaalada Siant Paul ee caasimada Minnesota, shir si wacan loo soo abaabulay oo ku saabsanaa soo bandhigid musharax madaxweyne.

Axmed Sheekh Oo Ubaxsaday Wadanka Kanya

Jigjiga (NogobNews) 27/03/2011 Sida lawada ogsoonyahay waxaa dhawaan Deegaanka soomaalida kadhacday qiimayn lagu qiimaynayay wasaaradaha heer deegaan, qiimayntaas oo ahayd itus oo itaabsii

Gudiga Fulinta EPRDF Oo Qiimeysay M/W DDS. Oo Noqday (1) Maamulka itobiya

Addis Ababa (NogobNews) 26/03/2011 Xisbiga Dimuqraadiga shacbiga soomaalida itoobiya ayaa sida la ogsoon yahay bahwadaag la ah ururka E.P.R.D.F ee gacanta ku haya talada wadanka itoobiya.

Dhoobley oo Dadweynihii ka baxay noqotay Goob Dagaal.

Dhoobley (NogobNews) 26/03/2011 Wararka ka imanaya deegaanka Dhoobleey waxay sheegayaan in dadkii halkaasi ku noolaa intooda badan ay u qaxeen deegaannada ku dhow dhow Magaalada Dhoobleey oo iyadu hadda

Qaadka Ayaa Baryahan Dambe Kiimiko Loo Adeegsado iyo Xaga Caafimaadka

Hargeysa (NogobNews) 26/03/2011 Markii ugu horaysay ee qaadka lagu cuno dalkan Somalliland wuxuu ku koobnaa dad tiro yar,  gaar ahaan qaa ka mid ah wadaada habeenkii dikriya oo ku soo

Waxbarashada Iskuulada Minnesota Soomaalida Guulo Ka Gaareen

Minnesota (NogobNews) 26/03/2011 Waxa jira in waxbarashada iskuulada Minnesota Soomaalida ay guulo ka gaareen, hadana waxa muuqata in weli waxbadan ay ka dhiman

Madaxweynaha Oo Booqday Degmada Galaalshe (Goljano)

Goljano (NogobNews) 25/03/2011 Maamulka Dawlada  Deegaanka Somalida ayaa Booqasho Ku  tagay Degmada Cusub Ee Galaalshe Ee ka tirsan Magaalo

Jaaliyadda Minnesota Ee Gobalka Qoraxeey Oo Hambalyo Udireysa DDS

Minnesota (NogobNewsn) 25/03/2011Anagoo ah jaaliyada gobolka qoraxeey ee gobolka minnesota USA waxaan soo dhaweyneynaa talaabooyinka ay qaadey xukuumada dawlada

Jaaliyadda Deegaanka Ee Qatar Hambalyo Maamulka DDS

Qatar (NogobNews) 25/03/2011 anagoo ah jaaliyyadda deegaanka soomalida ethiopia ee dalka qatar ayaa waxaan tahniyad iyo bogaadin udiraynaa maamulka dawlada deegaanka soomalida waxaan

Madaxweynaha Oo Booqasho Ku Tagay Dagmada Tulli-Guuleed

tuli-guuleed (CakaaraNews) 25/03/ 2011 Madaxweynaha DDS Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa kormeer indha-indhayn iyo u kuur-galid ah ku soo sameeyay deegaano ka mida degmada jigjiga kana mid ahaayeen gunfa

Saudi Billionaire Plans to Invest $2.5 Billion to Build Ethiopia Rice Farm

Addis Ababa (NogobNews) 24/03/2011 Saudi Star Agricultural Development Plc, a food company owned by billionaire Sheikh Mohammed al- Amoudi, said it plans to invest $2.5 billion

Weerar lagu Qaadi doono ciidamada Libya Haddii ay weeraraan Rayidka

Maraykanka (NogobNews) 24/03/2011 Taliye sare Maraykanka ayaa sheegay in diyaaradaha lagu weerarrayo Libya ay beegsan doonaan ciidamada dhulka ee Colonel Qadafi ee wali kula dagaalamaya

KULAN MAANTA AY ISKUGU YIMAADEEN JAALIYADA JAARSO EE UK‏

London (NogobNews) 24/03/2011 Anagoo ah beel waynta jaarso ee ku nool wadanka uk waxanu hanbalyo udiraynaa dhamaan beel waynta jaarso meelkaste oo ay ka joogaan aduunka dacaladiisa

Salaaddiin iyo Waxgarad kusugan Deegaanka oo Dagmada Araarso Soo Dhaweeyey

Araarso (NogobNews) 24/03/2011 Anagoo ah jaaliyadda reer Araarso ee kunool wadanka guduhiisa waxaanu mahad celinbalaadhan oo kal iyo laab ah udiraynaa dhamaan maamulka Dawlad degaanka soomaalida Ethiopia oo ay

Magalada Jigjiga Ayaa Baryahanba Khadadka internetka

Jigjiga (nogobNews) 23/03/2011 Casimada Deegaanka Somalida ayaa baryahanba laga cabanayaa khadadka internetka oo xumaaday jigjiga ayaa hurey uheli jirtay khadadka oo si xowli leh oo degdeg badan oo inta badan

Ledetu Ayalew of EDP passes the torch to Mushe Semu

Addis Ababa (NogobNews) 23/03/2011 Ledetu passes the (torch to Mushe Semu)while Angafaw Hailu Shawel and Dr Beyene Petros hang to power precariously! 

Ogeysiis:Shirweyne Soomaalida Ethiopia ee Minesoto oo dhacaya Sabtidan

Minnesota (NogoNews) 23/03/2011 Waxaa dhamaan jaaliyadda Soomaalida Ethiopia ee ku nool gobolka Minesto kunool lagu wargalinayaa iney kasoo qaybgalaan shirweyne muhiim oo dhacada

Beesha Cismaan Maxamed Zubeyr oo soo dhaweysey degmada Galaalshe

Baaq (NogobNews) 22/03/2011 Beesha Cismaan Maxamed Zubeyr waxay si kal iyo laab ah usoo dhaweyneysaa magacaabista degmada cusub ee Galaalshe ee gobolka Fiiq ee dowlad deegaanka Soomaalida

Itoobiya haddii Codsi uga yimaado Dawlasa Somaliya in ay Taageereyso

Addis Ababa (NogobNews) 22/03/2011 Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay diyaar u tahay in dowladda Soomaaliya ka taageerto sidii ay cagta u marin laheyd kooxda al-shabaab ee

Warbixin iyo Faahfaahin:Shirkii Jaaliyadda Qoraxay ee ka dhacay London

London (NogobNews) 21/03/2011 Shirweynihii Jaaliyadda Qoraxay ee waddanka Ingiriiska ee loo balansanaa ayaa maalintii Axadda ahayd ee 20kii Bishan March ka dhacay magaalada London gaar ahaan Hoteel Karahi oo ku

Jaaliyada Reer Araarso oo u diraysa hambalyo iyo mahad celin DDS

Ameerika  (NogobNews) 20/03/2011 Anagoo ah jaaliyadda reer Araarso ee kunool waqooyiga Ameerika, waxaanu mahad celin balaadhan oo kal iyo laab ah udiraynaa dhamaan maamulka Dawlad degaanka soomaalida Ethiopia

Golaha Qurba-joogta DDS Ee Ku Dhaqan London Baaq Taageero

London (NogobNews) 20/03/2011 Aniga oo ah Dr Xuseen Cali Ibrahim, ahna Gudoomiyaha Golaha Qurba Joogga Soomaalida Itoobiya ee dalkan Boqortooyqda Biritayn, kuna hadlaya magacayga iyo kan jaaliyadaba,

Warmurtiyeed Qurbajooga Beesha Geri: Degaanada Cusub ee DDS

Beesha Gari (NogobNews) 19/03/2011 Qurbajoogta beesha Geri ee Waqooyi Ameerika,  waxa ay soo dhaweynaysaa degaanada cusub ee ka kooban 15 degmo ee la gaadhsiiyay heer degmo. Arinkan oo ka tarjumaya rabitaanka shacbiga Soomaaliyeed ee u dhashay degaanadaasi iyo waxqabadka ay ku

الوزارة تقدم توضيحات للدبلوماسيين الأفارقة حول الخطة الخمسية للتنمية والتحول

Addis Ababa (NogobNews) 18/03/2011 قدمت وزارة الخارجية يوم أمس الإثنين توضيحات للسفراء الأفارقة وكبار  المسئولين في الإتحاد الإفريقي  واللجنة الإقتصادية للأمم المتحدة لإفريقيا حول الخطة الخمسية للتنمية والتحول التي وضعتها وتنفذها الحكومة .

معهد تدريب الملاحة البحرية الإثيوبي يخرج 20 ضابطا في مجال الملاحة

Addis Ababa (Nogobnews) 18/03/2011 وقال المدير العام لهيئة تعليم وتدريب الملاحة , يارون زتشار في كلمة له بتلك المناسبة , إن الخريجين قد قاموا ببذل أقصي الجهود في الأخلاقيات المهنية والروح المعنوي والكفاءة خلال فترة دراساتهم .

Wargalin ka timid qoyskii uu kabaxay Marxuum Sheekh Maxamed Cali Qaladdiid

Wargalin (NogobNogob) 17/03/2011 Rabbi naxariistii jano ha geeyee ehelkii uu ka tagay Marxuum Sheekh Maxamed Cali Qaladdiid oo Warbaahinta NogobNews lasoo xidhiidhey ayaa ugu horeyn uga mahadceliyey dhamaan

Baaq Taagero Oo Ku Saabsan Degmooyinka iyo Madax Wayne Ku Xigeenada la Magacaabay

Baaq (NogobNews) 16/03/2011 Anagoo Ah  Waxgaradka, Salaadiinta, Culimada,Aqoon Yahanada , Siyaasiyiinta, Dhalinyarada iyo Haweenka  Beesha Jaarso Ee Ku Kala Nool Wadanka Gudahiisa iyo

Tacsi inaa lillaahi wa inaa illaahi raajucuun

Tacsi (NogobNews) 16/03/2011 anagoo ah muwaadiniinta kasoojeeda gobolka godey eekunool dalka qadar waxaan tacsi tacsi tiiraanyo leh udiraynaa qoyskii iyo eheladii uu

Saddex Madaxweyne Ku xigeen iyo15 Dagmo oo Cusub Oo Baarlamaanka Deegaanku Ansixiyey

Jigjiga (NogobNews) 15/03/2011 Waxaa markii ugu horeysey taariikhda Deegaanka Soomaalida la ansixiyey saddex madaxweyne Ku xigeen, iyo Afar iyo Toban Dagmo oo cusub

Baarlamaanka DDS Oo Ansixiyay Sadax Madaxweyne Ku Xigeen

Jigjiga (NogobNews) 15/03/2011 Shirkii Baarlamaanka Dawlada deegaanka soomaalida ee saaka ka furmay hoolka shirarka ee sayid maxamed cabdile xasan ayaa sidaad wararkayagii hore kulasocoteen waxaa lagu

Shirkii Gudiga Fulinta Qiimeynta Lifaaq NogobNews

Jigjiga (NogobNews) 15/03/2011 Gudiga Fulinta Ayaa Wuxuu Awood Uleeyahay DDS Ahdii Ay Timaado Dhaliilo Xadkudub iyo Siyaasad Xumi iyo Musuqmaasiq Markii Lamaqlo Waxaa Shiraya Gudiga Fulinta Ayaa Farta Niyada laguhayaa

Wariyayaal Kasoo Warama 9ka Gobol Iyo Kameroman DDS Oo Dhameystirtay

Jigjiga (NogobNews) 14/03/2011 Madaxa Xafiiska Xidhiidhka Arimaha Dawlada Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Guure Biisle, oo uwaramayaya Warbaahinta  Deegaanka ayaa shaca ka qaday

Magaalada Qabri-Dahar oo Dib u Bilaabay Duulimaadka Diyaaradaha

Qoraxay (NogobNews) 14/03/2011 Magaalada Qabri-Dahar Ayaa Ah magaalo Aad u Wayn oo Ay Ku Nool Yihiin Dadweyne aad U Tiro Badan oo Dhaqdhaqaaqyadoodu Ku Xidhan Yahay Isuga Gooshida Dalka Gudihiisa.

Xaflad Qalinjabin oo Lagu Qabtay Minnesota‏ Ardayda Dhigata masaajidka Abuubakar Sadiiq

Minneasota (NogobNews) 14/03/2011 Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay badhtamaha magaalada Minneapolis. Ujeeddada xafladan ayaa ku saabsanayd ardayda dhigata masaajidka Abuubakar Sadiiq oo loo

Soomaalidu Waxay tidhaahdaa nimaan Waxa jooga Garan Waxa Soo Socda ma Garto

Nabada (NogobNews) 14/03/2011Yaa innoo turjummidoona WQ:Cabdirashid Colaad(Shabeel) Soomaalidu waxay tidhaahdaa nimaan waxa jooga garan waxa soo socda ma garto.

Mudane Faarax Jaamac Yuusuf loo Ansixiyay in uu Gudiga Fulinta kamid Noqdo.

Jigjiga (NogobNews) 13/03/2011 Sidaad Horay ulasocoteenba waxaa Maalmahan socday shirkii caadiga ahaa ee Gudiga Fulinta Xisbiga Dimuqraadiga Shacbiga Soomaalida Itoobiya,.

Shirkii Taageerada Nabadda ee Jaaliyadda Somalidda Itoobiya oo lagu qabtey Dalka Jarmalka

Germany (NogobNews) 13/03/2011 Karlsruhe-germany : Sabti 12 maarso 2011-da ayaa waxaa uu Shir aad u qiima badani ka dhacay Xarunta Internationales Begegnungszentrum ( IBZ ) „ Xaruunta Shirarka

Muqdisho: Madaafiic Dishay Dad Rayid ah Ugu yaraan saddex ruux

Muqdisho (Nogobnews) 13/03/2011 Dagaalka wuxuu ka dhacay degmooyinka Hodan iyo Hawl-Wadaag, iyadoo dadka rayidka ahina ku dhinteen madaafiic laysweydaarsaday. 

Dhul-gariirka Japan – warshad Nuclear ah oo dab ka kacay

Japan (Nogobnews) 13/03/2011 Qarax weyn ayaa ka dhacay warshad laga dhaliyo awodda Nuclear-ka dalka Japan, magaalada la yidhaa Fukushima oo ku beegan ilaa 250 KM waqooyiga magaalada Tokyo.

Soomaali Badan oo laga sii Daayay Xabsiga Mandheera ee dalka Kenya.

Mandheera (NogobNews) 13/03/2011 Ciidanka ammaanka magaalada Mandheera ee dalka Kenya ayaa xabsiga ka sii daayay ilaa labo iyo labaatan qof Soomaali ah.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha-Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo Ka Warbixiyay Waxqabadkii 7dii bilood

Jigjiga (NogobNews) 12/03/2011 Wasiirka Wasaaradda Hawlaha-Guud Iyo Horumarinta Magaalooyinka Oo warbixintii Deegaanka Ugu Waramay waxqabadka xafiiska ee 7dii bilood ee la soo dhafay kuna bilaabay.

Shirkii Qiimenta Gudiga Fulinta.iyo Xubno Laga Saaray Gudiga

Jigjiga(NogobNews) 12/03/2011 Sidaad horayba ula socoteen waxaa maalinkii shalay ee jimcaha ahayd Xarunta Dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga Shacbiga Soomaalida Itoobiya ee Magaalada

Guddiga fulinta ee xisbiga SPDP oo kushiraya Magaalada Diridhaba

Diridhaba (Nogobnews) 11/03/2011 Waxaa magaalada Diridhaba kusii qulqulaya xubnaha gudiga fulinta ee xisbiga Somali people Democratic Party(SPDP) ee haya talada DDS halkaasoo sida lagu soo

PRESS RELEASE Ethiopian Cultural Evening cements Ethio-British relations

London (NogobNews) 11/03/2011 Guests gathered at the House of Commons yesterday evening for the 11th annual Ethiopian Cultural Evening, which Ethiopia’s