Dalka

QALALAASAHA LIBYA: QADDAFI AMA QARANKA. Nogobnews

Libya (NogobNews) 10/03/2011 Qalalaasaha Libya: Qaddafi ama Qaranka. Sooyaal kooban. Kacdoonka Carabta. Goā€™aanka Qaddaafi. Dagaal sokeeye. Faragalin shisheeye. Soomaalida Libya. Libya waa wadan dhaca waqooyiga

Ogeysiis Shirweyne Kadhacaya Jarmalka Ururka ONLF Oo Ka Qebgalayaan Shirka

Jarmalka (NogobNews) 10/03/2011 Waxaa Dhamaan Jaaliyadda Deegaanka Soomaalida Ee Ku Nool Waddanka Jarmalka Lagu Wargalinayaa inay Kasoo Qeybgalaan Shirweyne Muhiim Ah Kaasoo Qeybgalayaan Ururka ONLF

Maamulka Dawlada Deegaank Cadaalada Oo Codsi ku Dheehan Sharaf Iyo Ixtiraam

Fiiq (NogobNews) 10/03/2011 Maamulka Dawlada Deegaank Cadaalada Oo Codsi ku Dheehan Sharaf Iyo Ixtiraam Ka Codsaneyaan Quba-Joogta Dibada Ku Dhaqan Maamul ka

New York: Taageero loo Raadinayo DKMG In la Dhiiri Geliyo Dowladda

New-york (Nogobnews) 10/03/2011 Dalalka Shiinaha iyo Ruushka ayaa weydiisanaya Qaramada Midoobay inay wax ka qabato halista burcadbadeedda ee ka jirta xeebaha Soomaaliya, ayna

Ciidamada AMISOM Oo Soo Bandhigeen Saldhigyadooda Muqdisho

Muqdisho (NogobNews) 10/03/2011 Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa maanta tusiyay saxaafada qaar ka mid ah saldhigyada ay ku leeyihiin degmooyinka Hodan,

Xuska Maalinta Haweenka Adduunka(8da Maarso) Oo Si Weyn looga Xusay Magaalada jigjiga

Jigjiga (NogobNews) 09/03/2011 8da march waa Maalin Si Weyn Looga Xuso Dhamaan Adduunweynaha,Waana Maalin Astaan Taariikheed u Leh Dhamaan Dumarka Ku Kala Filiqsan Daafaha Dunida.

MAREYKANKA OO ETHIOPIA KALA HADLAY ARIMAHA SOOMAALIYA

Addis Ababa (NogobNews) 09/03/2011 Xubno ka tirsan golaha Senatka dalka Maraykan oo booqasho ku jooga magaalada Addis-Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia ayaa madaxda dalkaasi kala hadlay xaladihii ugu

MARXUUM CABDULAAHI SAHAL FAALUG OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA ADDIS-ABABA

Addis Ababa (NogobNews) 09/03/2011 Magaalada Addis-ababa ku geeriyoodey Marxuum CABDULAAHI SAHAL FAALUG. Marxuumka oo Deganaa magaalada Qabridahare ee gobolka

Dowlada KMG & Ahlusunna Oo Sheegeen inay la Wareegeen Beled-Xaawo.

Muqdisho (NogobNews) 06/03/2011 Ka dib dagaalo aad u culus oo maanta ka dhacay degmada Beled Xaawo ee gobalka Gedo, waxaa soo baxaya qasaaraha ka dhashay dagaaladaas

Imaamka Weyso la’aan Salaadda Galay Oo Ogaaday NogobNews.com

Wacyo-Galin (NogobNews) 04/03/2011 Imaamkii dadka tukinayay ayaa ogaaday inuu weyso la’aan salaadda galay markaasuu intuu salaaddii ka baxay gacanta qabtay oo mixraabka galiyay mid ka

State Chief Calls for more Attention to Health Extension program

jigjiga (NogobNews) 03/03/2011 Administrator of the Somali State, Abdi Mohammed Umer, has urged leaderships at all levels to pay prime attention for the success of the health extension

Madax Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyaadka Gamaadiid Qurbajooga Ku Amaantaey

Jigjiga (NogobNews) 03/03/2011 Madaxa Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyaadka Deegaanka Somalida Mudane Cabdi Maxamed Gamaadiid Ayaa Ah Mudane Utaagan In Uu Bulshada Deegaanka

Warbixin DDS 7dii-bilood lasoo Dhaafay Maxey Qabteen?

jigjiga (NogobNews) 02/03/2011 Xafiiska Wakaalada Maalgalinta ee DDS Mudane C/naasir Maxamed Aadan Ayaa wuxuu Sheegay in afiiskani oo lagu Aas aasay Bayaan Sanadkiisu yahay 1991 Ujeedadiisa waxqabad ee uu

Gudoomiyaha ururka ONLF, Enj Saalaxdiin Abdiraxman Macow.Faalo NogobNews

Faalo (NogobNews) 02/03/2011 Gudoomiyaha ururka ONLF, Enj Saalaxdiin Abdiraxman Macow. 10/07/2010 Waxaa Qado sharaf loogu sameeyey ururka ONLF,  caasimada Ethiopia ee Addis Ababa, qado sharaftaas

Munaasabad Dib Uhabeynta Hormarka Oo lagu qabtay Jigjiga

Jigjiga (NogobNews) 01/02/2011 Waxaa Ka dhacay Caasimada deegaanka Somalida Shir Uu Ajandihiisa Uu yahay In Dib Loo Habeeyo  Adeegyada Hormarineed Hogaaminta DDS Hadaba Hadaba Waxaa Ka Soo Qeybgalay

Mudane Cabdi Maxamed Gamaadiid Oo Qabilay Wafdi Jaaliyadda Qatar

Jigjig (NogobNews) 28/02/2011 Wasiirka Xafiiska Qurbajoogta DDSI,Mudane Cabdi Maxamed Gamaadiid Ayaa Manta Si heersa ah u soo dhaweyay wafdi kasocda jaaliyadda qadar Oo Diyaar ulatahay in ay ka Qeyb

Kulankii Wasiirka Arimaha Dibada ee Maamulka SSC (Minnesota)

Minneaplis (NogobNews) 01/02/2011 Wasiirka Arimaha Dibada ee Maamulka SSC, ayaa waxa uu ku qabtay shir ay isugu yimaadeen jaaliyada SSC ee degan Minnesota, badhtamaha magaalda Minneapolis, xarunta loo

Wafti heersare ah oo ka tirsan ururka ONLF Oo Kadagay Addis Ababa

Addis Ababa (NogobNews)28/02/2011 Wafti heersare ah oo ka tirsan ururka ONLF uuna horseedayay Hoganka Ciidamada iyo Maxaabiista Ururka ONLF Mudane Fuad Cabdikadir Farax (Xidhkayoome,) ayaa maanta ka dagay garoonka caalamiga ah ee Bole

Xaflada Qalinjabinta Wareega 5aad Ee Ciidanka Booliska Gaarka Ah DDS

Jigjiga (NogobNews) 28/02/2011 Daah Inagama Saarna Guulaha Wax ku oolka Ah ee Ay Soo Hoyeen Ciidamada Sida Gaarka Ah u Tababaran ee Geesiyiinta Liyuu-Policeku,Waana Taariikh Dhaxal-Gal ah oo u Soo Hoyatay

Shir Weynihii Jaaliyadda DDS Ee Danmark Farxad iyo Guul ku Dhamaday

Danmark (NogobNews)27/02/2011 Shirweyn loo soo abaabuley muddana loo balansanaa ayaa ka dhacay caasimadda dalka Denmark ee Copenhegan taariikhdu markey ahayd 26.-02.11 shirkaasoo uu Khadka Telka

Boqol nin oo beesha reer Warfaa oo Baaq kasoo Saartay K/Afrika

K/africa (NogobNews) 27/02/2011 Kulan heersare ah oo au isugu yimaadeen magaalada Johannesburg beesha reer Ugaas Warfaa Ugaas Xirsi ayaa laga soo saaray baaq lagu cambaareynayo dilkii Sheekh Maxamed

Shir Balaadhan Ooy isugu timid jaaliyada deegaanka soomalida itoobiya ee qadar

Qatar (NogobNews) 27/02/2011 shir balaadhan  ooy isugu timid jaaliyada deegaanka soomalida  itoobiya ee qadar ayaa xalay  kadhacay  caasimada dalka qadar  ee doxa  shirkaas oo ay kasoo

Shir Qiimeyn Wax-Qabadka DDS 7 Bilood Ee La Soo Dhaafay La

Jigjiga(NogobNews) 25/02/2011 Shirkan oo Ay Ka Soo Qayb-Galeen in Ka Badan 400 oo Xubnood Kana Mid Ahaayeen Maamulada 52da.Degmo,Gobolada,Madaxda

Ogeysiis: Shirweyn oo ka dhacaya Copenhegan iyo Safiir Duulane oo Tell uga qaybgalaya

Copenhegan (NogobNews) 24/02/2011 Ogaysiis: shirwayne ay xogwaran ku bixindoonaan qurbajoogtii dhawaan ka soo laabatay DDS ee Dalka Itoobiya oo ka dhicidoona caasimada Copenhagen 26-27 Febraury

Wareysigii Sheekh Maxamed Barre Oo Ku Dhaqan Magalada Brmingham Nogobnews

Birmingham (NogobNews) 24/02/2011 wareysigii Aan la yeelanay Sheekh Maxamed Barre Oo Ku Dhaqan Magaalada Birmingham Nogobnews

Dagaalka ka Socda Meelo Badan Soomaaliya Baladweyne iyo Buuloxaawo

Somaliya (NogobNews) 23/02/2011 Dagaal culus oo ka soconaya Muqdisho ayaa waxaa maanta horumar ka sameeyay ciidamada AMISOM, oo la wareegey xarunta wasaaradii hore

Press statement for the Birmingham Peace and Development Conference

London (NogobNews) 23/02/2011 Ambassador Abdirashid Dulane, the Ethiopian Deputy Head of Mission to the United Kingdom held a large and well-attended peace and development conference in Birmingham on Sunday

Shabakada Caalamiga Ee Nogobnews Oo wareysi Layeelan Doonta Sheekh Maxamed Barre

Birmingham (Nogobnews) 23/02/2011 Sheekh Maxamed Baree ayaa Ah culmada Ku dhaqan Waddanka Ingariska Ee Magaalada brinmagham hadaba Sheekh Maxamed Ayaa ah arrimaha

Madaxweynaha DDS Oo Xadhika Kajaray Xafiis Cusub (Micro-Finance)

Jigjiga (NogobNews) 22/02/2011 Madaxwaynaha DDS ayaa Maanta Xadhiga Kajaray Xafiis-Cusub oo Bixin Doona Adeegyo Horumarineed oo u Faaiidayn Doona Wax Ka Badalka iyo Kor

Madaxweynaha DDS Ayaa Shir Qiimeyn 52da Degamo Manta U Furay

Jigjiga (NogobNews) 22/02/2011 Waxaan La Iska Indho-Saabi Karin in Madaxweynaha DDS Mudane Cabdi Maxamuud Cumar uu Waayadan Danbe Dareen-Feejigan Kula Tacaalayo Dhamaan Gobolada

Shirweynihii Jaaliyadda DDS Ee Brmingham Oo Farxad iyo Guul Ku Dhamaday

Brmingham (NogobNews) 21/02/2011 Shirweynihii Jaaliyadda DDS Ee Brmingham Oo Farxad iyo Guul Ku Dhamaday Axadi Wuxuu Ka Dhacay Magaalada Birmingham iyadoo

Minneapolis Jaaliyadda Deegaanka Oo Tacsi U Dirayaa Ehelladii Ka Geeriyooday Sheekh Maxamed

Minneapolis (NogobNews) 20/02/2011 Waxgaradka jaaliyadda deegaanka Soomaalida ee gobolka Minnesota, dalka Mareykanka, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya reeraha iyo ehellada

Mudane Mawlid Ayaa xadhiga Kajaray Xarunta Biyogalineed Magalada Awbare

Jigjiga (NogobNews) 18/02/2011 Mudane Mawliid Haayir Xasan Gudoomiyaha Gobolka Jigjiga ayaa sirasmi ah xadhiga ugajiray biyo galin lagu sameeyay Xaafadaha Magaalada Awbare.

Madaxweynaha DDS Oo Kawar Bixiyay Socdaalkii Qurba-joogta Kula Kulmay

Jigjiga(NogobNews)17/02/2011 Shaki Kuma Jiro In Aynu Ka Wada-Dharagsanahay Natiijadii Iyo Guulihii Dhaxal-Galka Ahaa ee Ka Curtay,Socdaalkii uu Madaxweynaha

Xaajo Oo Wareysatay Cabdirashiid Duulane Shaqadiisa Waa Maxay Title-keedu?

London (NogobNews) 17/02/2011. 1- Amb. Cabdirashiid ugu horeyn Kusoo dhawoow bogga Xaajo.com adigoo noo bilaabanayana shaqadaadu waa maxay Title-keedu?

Waxaa Gacanta Lagu Dhigay Ninkii kadam Beeyay Dilkii Sheekh maxamed

Garissa (Nogobnews) 16/02/2011 Wararka Naga Soo Gaaraya magalada Gaarisa Ayaa Shegayaa Cidamada Amniga Ee kanya in Ay Kacanta Dhigeen Hadaba NogobNews Oo Leh Waxaan Ugu Baaqaynaa

Xuska Mawliidka NSCW Oo Lagu Qabtay Hoolka Shirarka Madaxweynaha DDS U Hambalyeeyay

Jigjiga(NogobNews)16/02/2011 Guud Ahaan Umadda-Islaamka Ah Meel Kastoo Ay Joogaanba waxaa ay Xusayaan,xuska Sanad-guurada 1485aad ee ka Soo wareegtay Dhalashadii Nabigeenii Subanaa

Galgaduud Oo lagu Xusay Dhalashada Nabi Maxamed NNKH

Galgaduud (NogobNews) 15/02/2011 Munaasabado uu soo qaban qaabiyay maamulka Ahlu Sunna Waljameeda laguna xusayo dhalashada nabig Muxammed (NNKA)

Gurmadka Biyo-Dhaaminta 100 Booyadood Ay Ka Qayb-Qaadanayaan Deegaanka

Jigjiga ( NogobNews) 15 /02/2011 Wasiirka Xafiiska ka Hortagga iyo u Diyaargarowga Masiibooyinka DDS Mudane Guuleed Cali Ayaa Ayaa Ka Warbixiyay Dadka Dabaaleysan Ee Deegaanka Sida Ay

WAKHTIGU WAA MACALIN WADANIYADUNNA Abdirashid Olad(Shabeel)WAA QAALI

Nabada (NogobNews) 14/02/2011 WAKHTIGU WAA MACALIN WADANIYADUNA WAA QAALI(CABDIRASHIID COLAAD) Ilbaxnimadda,Aqoonta iyo Wadaniyadu waa kaabayaasha maskaxda ,halka

Madaxweynaha DDS OO Soo Garay Jigjiga Uu Booqday Seylada Xoolaha Jigjiga

Jigjiga(NogobNews) 13/02/2011 Madaxweynaha DDS Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa Markii uu Ka Soo Laabtay Socdaalkii uu Ku Tagay Cariga Maraykanka Iyo Ingiriiska, Ku Hakaday Magaaladda Addis-Ababa.

Wareyso maamulaha Warbaahinta Xaajo weydiina waxwalba oo aad rabto

XAAJO (Nogobnews) 13/02/2011 Si loo helo adeeg warbaahineed oo hufan, waxna laweydiin karo, waxaan akhristaayeesheena sharafta leh siineynaa fursaddii ugu horeysey ee Warbaahin Soomaaliyeed sameyso

Ugaas Xasan OO Kamid Ah Qurba-Joogta Ku Dhaqan Ingariska Ayaa Baaq Codsi Ah Udiraya DDS Biyo la`aaneed.

London (NogobNews) 12/02/2011 Sida Lawada Ogsoonyahay in Ay San Roobabkii Aysan Dayrta Oo Dhicisoobay Hadaba Gobalka Fiiqeed  Ayaa Ugaas Xasan Lagu Soo Wargaliyay Qurba-joogta-Dibada Ku Dhaqan Iyo

La-Taliyaha Xafiiska Madaxweynaha DDS Mudane ilyaas Cumar Ibraahin Oo Dhinacyada,kormeerka,Qiimaynta iyo Dabagalka Mashaariicda,Xafiiskan

Jigjiga (NogobNews) 12/02/2011 Sida la wada ogsoon yahay waxaa  uu Xafiiska Madaxweyn aha DDS  uu Ku Tallaabsaday Dardar-galinta iyo ka midho-dhalinta hawlaha Nabadgalyada, horumarka iyo maamulka-

Tababar Ku Aadan Kaqeyb Qadashada Haweynka. siyaasada iyo arimaha bulshada Iyo Nabad-Galyada

Dhagaxbuur(NogobNews) 10/02/2011Tababar la xidhidha sidii ay dumarku uga faa iidaysan lahaayeen barnaamijka xidhmooyinka horumarinta haweenka ayaa loo qabtay haweenka shanta degmo ee gobolkaasi dhagax

Magalada Godey Ayaa Tabobar Xirfadeed Loo Qabtay macaliminta Kuliyadaha

Godey (NogobNews) 07/02/2011 Tobabarkan oo ahaa mid ka kooban laba waji soconayaana mudo 10 cisho ah ayaa waxaa bixinayay 3 khabiir oo ka yimid Dalka Filibiin iyadoo qaybta 1aad ee tobabarkana lagu baranayay ayaa

Madaxwaynaha DDS iyo Waftigii uu horkacayay oo saaka garoonka ee BOLE airport addis ababa kasoodagay

Jigjiga(NogobNews)07/02/2011 MAdaxweynaha DDS Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay, oo Waayadanba Ku Maqnaa Dalkalka Maraykanka Iyo Ingiriiska Ayaa Dib Ugu Soo Laabtay Dalka.

Shirkii Weynihii Jaaliyadda DDS ee London oo Guul ku dhamaadey iyo Madaxweynihii uduuley Ethiopia

London (NogobNews) 06/02/2011 Sidii lagu balansanaa waxaa saaka 10-kii subaxnimo ka furmey shirweyne ka dhacayay safaaradda Dalka Ethiopia ee Magaalada London iyadoo dad aad ubadan oo gaadhaya 400 ruux ay buux

NogobNews Oo Idin Soo diyaarisay (Sawirada) shirka ,Abdimalik Askar

Sawiro (NogobNews) 25/01/2011 Shirkii Kadhacay Minneasota oo NogobNews Oo Idinka soo Diyaarisay Sawiro Aad Uu Qurux badan Oo Ay ku Dhaqa Qayaan Dhiiga Hadaba Waxaa Inoo Soo Diyariyay Abdimalik Askar oo

Tacsi`Illaahay Ha Unaxriisto,Marxuum (Ganshanle sare) Xasan maxamud Cumar

Holland (NogobNews) 25/01/2011 Jaaliyadda Somali Galbed Ee Ku Dhaqan yorkshire north west england Waxey Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh uGu Dirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii UU Ka tagay