Dalka

Shirkii Nabadda ee Qabridahare oo Furmey iyo 900 oo kaqaybgashey

Qabridahare (NogobNews)03/10/2010, Shir si wacan loo soo abaabulay ayaa waxa uu ka socdaa magaalada Qabri-Dahare ee gobolka Qoraxeey. Shirkan ayaa ujeedadiisu ahayd sidii nabad loogu soo dabaali lahaa dhamaan

Shirweynihii 3aad ee ONLF oo labo maalmood kadib kusoo dhamaadey Garigoan

Garigoan (NogobNews)03/10/2010, Shir si fiican loo soo agaasimay in badana la ga soo shaqeynayey ayaa waxa uu ka furmay tuulada Geri-Go’an oo ka tirsan degaanka Nogob. Shirkan ayaa waxa uu ka mid ahaa shirarkii ay

Talaabo Dayasho Mudan:Dugsiga sare ee Shilaabo oo 6 jirsaday

shilaabo (NogobNews)29/09/2010 Dugsiga sare ee Shilaabo oo galay sannadkiisii lixaad ayaa noqday kuwa ugu tayada roon deegaanka soomaalida (ogadenia).Jaaliyadda reer Shilaabo ee dibedda ku dhaqan ayaa abuurantay sannadkii 2004 tii kaddibna waxaa maskaxdooda ka soo maaxatay inay Shilaabo ka yagleelaan Dugsi sare si ubadka da’yarta ahi u helaan aqoon sare oo aan

Masuuliyiinta ONLF oo xaflad loogu sameeyey Hoolka Sayid Maxamed Cabdille Xasan

Jigjiga, (NogobNews)28/09/2010 – Waxaa masuuliyiinta garabka nabadda qaatay ee ONLF xaflad soo dhaweyn ah, oo si weyn loo soo agaasimay, loogu sameeyey Hoolka Shirarka ee Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee magaalada Jigjiga.

Jaaliyaadka deegaanka oo ku soo qulqulaya Addis Ababa, garabka nabadda qaatay ee ONLF

Addis Ababa, (NogobNews)28/09/2010– Waxaa magaalada Addis Ababa si aad ah ugu soo qulqulaya qeybaha kala duwan ee jaaliyaadka deegaanka Soomaalida ee aduunka dacalladiisa, si ay goobjoog uga noqdaan shirarka hashiiska dhexmaraya dowladda iyo garabka nabadda qaatay ee ururka ONLF.

Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas C/salaan Baaq Taageero: Beesha reer amadin oo u Hambalyeyneysa Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar

London(NogobNews)10/09/2010, Waxaan halkan hambalyo uga dirayaa Madaxwaynaha Deegaanka Soomalida Mudane Cabdi M.Cumar Waxaaan ugu habalyey nayaa go.aanka geesinimada leh ee uu ku siidaayey maxaa biista ku jirtay jeelasha wadanka  u Rajaynayaa